Raja Rumoday shop

Raja Rumoday shop Online Online businesses

Hoyada ad ku Ah gaajoto. Aya. Kawanagsan meelkale ad ku dhargantahay  hoyo la an Qofkii ku korey unban ogan karo. Sida a...
01/06/2023

Hoyada ad ku Ah gaajoto. Aya. Kawanagsan meelkale ad ku dhargantahay hoyo la an Qofkii ku korey unban ogan karo. Sida ani iyo gabadheyda. Alx. Alihii cimri iyo cafimad nagu mideyay ilmaheyga iyo hoyadey mcn. Walidka oo wayeel ah iyo ilmahago yar yar cid haku aminin. Hadey duruuf ad dhafiweydo jirin siba walidka oo wayeel ah wa maka kaliya ey ku bahi qabaan

02/08/2022

Wan istahilna. Sida an u egnahay

28/07/2022

Sodhawada waa deeqo

24/07/2022

Sodhawada asaxabta nagu xiran

Sodhawada asxata
24/07/2022

Sodhawada asxata

Masha alaah tabarakalaah.
22/07/2022

Masha alaah tabarakalaah.

22/07/2022

Ku. Sodhawada. Dukankena. Ciyalka xafada

Nolosha. Lamanaha. Wa maskaxdo ad mideysanIyo  mankiina ad isku  mamushan.   Alx alihii intas. Nagu arsaqey.      Hadii....
22/07/2022

Nolosha. Lamanaha. Wa maskaxdo ad mideysan
Iyo mankiina ad isku mamushan. Alx alihii intas. Nagu arsaqey. Hadii. Wuu mamulkina
Bananka kayimaado. Wa wareer. Tankale. Dumarow. Cadalada ku dadala wad guleysaneysan. Waliga xuman lagugu sameyey. Yeysan. Kadhigin qof ficiltama
Ee kataga cadaladii. Ale farey. Adigo dariiqi
Alaah. Ku tagan. Xata hadu itixin kugu dhaco ad guleysan weydo. Waxad amineysa in wuu ale
Ku itixamey lkn dulmi ad geysatey laga jareyn
Lkn hada aheyd qof ale kafoga awodisana ku tagri faley. Haduu itixan kugu dhaco wad shalaye ama isledahay. Nabsi. Aya kugu dhacay

22/07/2022

Kusodhawada. Rajadi. Runta naqatey
Magaceygu wa deeqo axmed cumar
Alad kale maisticmalo. An Fesbuug aheyn

Bismilaah. Alow barake. Bartan. Kana ilaali kuwa sheydan kushaqeystoOo an kalagarankarin awododa iyo awoda alahAdon ayat...
22/07/2022

Bismilaah. Alow barake. Bartan.
Kana ilaali kuwa sheydan kushaqeysto
Oo an kalagarankarin awododa iyo awoda alah
Adon ayatahay adan isku filin markas ayad ladagalame. Adoon ale kasaramariyay. Alow imaankena sug oo ka dhig midnagarasiyo in anahay adoon daciiif. Ah

21/07/2022

Adresse

Halle
06116

Telefon

+4915213166987

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Raja Rumoday shop erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Raja Rumoday shop senden:

Teilen