11/09/2024
๐-Gavi wuxuu ku dhow yahay inuu soo laabto!
Sida laga soo xigtay warbaahinta Isbaanishka, soo laabashada Gavi ayaa soo dhowaanaysaโฆ
Aad ayuu u soo kabanayaa wuxuuna doonayaa inuu ka hoos shaqeeyo Hansi Flick sida ugu dhakhsaha badan!!
- Fabrizio Romano
Mohmett