Daljire media

Daljire media HEL! Warar saxan iyo xaqiiqoyinka dhabta ah

27/05/2026

Eid Mubarak

 Ninka Odiga Ahaa Wuxuu Ka Dhabeeyay Hadalkii Ahaa "Duruufaha Ayaa I Bedbedali Kara" Isaga Oo Xale Ku Dhawaaqay In 2027 ...
15/05/2026


Ninka Odiga Ahaa Wuxuu Ka Dhabeeyay Hadalkii Ahaa "Duruufaha Ayaa I Bedbedali Kara" Isaga Oo Xale Ku Dhawaaqay In 2027 Wixi Ka Horeeya Uusan
Jirin Wax Wada Hadal Ah

Xasan Sheikh Shale Waxuu Ogolaa In Asiga & Mucaaradka Uu Wada Hadal Dhex Maro Balse Xale

Ayuu Go'aansaday Arinkaa
Waxaa Inoo Balan Ah 15/05/2027

11/05/2026

Iliien dadka Subaxii hurdada naga qaso waa mu caaradda

06/05/2026

Walalnimada wey macdahay

03/05/2026

Garyaqaan oo qalbiga ka hadlay

03/05/2026

Soomali hashiis ah dunidana hashiis la ah

02/05/2026

Waasax wuuba is badalay amniga

01/05/2026

Balfiiri caqligaan intaan la eg shali quf walibo wuxuu lahaa dastuurkaan dhameystiraa
Haddana wuxuu leeyahay waxba k**a jiro dadka noo cas ah oo isbabadalo ayaan hogaan ka sugeynaa

30/04/2026

Waxey taagantahay nin walibow qorigaaga qaado ee dhulkaaga difaaco

30/04/2026


Taliyaha ciidanka booliska soomaliyed asad diyaano iyo shacab careysan ayaa isku hortaagan school bulusiya

Address

Dhagahtuur
Afgoye

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daljire media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share