SUUQ YAHAN

SUUQ YAHAN Ku soo dhawoow suuqyahan, waxaanu nahay meherad Online alaabta ku dhex iibisa oo aamin ah oo alaabta kuugu keenaysa gobol kasta oo aad joogto si amaan ah.

  67 2142159
13/06/2026

67 2142159

Alaab kale oo cusub ayaa inasoo gaadhay.Nagala soo xidhiidh whatsapp kayaga 67 2142159🚚 Waxaana lagugu keenayaa halka aa...
08/06/2026

Alaab kale oo cusub ayaa inasoo gaadhay.

Nagala soo xidhiidh whatsapp kayaga 67 2142159

🚚 Waxaana lagugu keenayaa halka aad joogto, ha noqoto gurigaaga ama goobtaada shaqada. Sidoo kale waxaan gaadhsiinnaa dhammaan gobollada dalka.

Waxay meheradu idinku bushaaraynaysa inay inoo yimaadeed alaab kale oo cusubi.Waxa ka mid ah ✅️ qalabka carruurta englis...
07/06/2026

Waxay meheradu idinku bushaaraynaysa inay inoo yimaadeed alaab kale oo cusubi.

Waxa ka mid ah
✅️ qalabka carruurta english-siga ka saacidaya.
✅️ qalabka carruurta ka saacidaya barashada sayniska.
✅️ qalabka carruurta ay ku madadaalanayaan.
✅️ iyo qalab carruurta suuliga uyaraynaya.

Nagala soo xidhiidh whatsapp kayaga 67 2142159

🚚 Waxaana lagugu keenayaa halka aad joogto, ha noqoto gurigaaga ama goobtaada shaqada. Sidoo kale waxaan gaadhsiinnaa dhammaan gobollada dalka.

Waxa inoo yimi alaabtan, ka soo dalbo numberka hoos ka muuqda.67 2142159🚚 Waxaana lagugu keenayaa halka aad joogto, ha n...
06/06/2026

Waxa inoo yimi alaabtan, ka soo dalbo numberka hoos ka muuqda.

67 2142159
🚚 Waxaana lagugu keenayaa halka aad joogto, ha noqoto gurigaaga ama goobtaada shaqada. Sidoo kale waxaan gaadhsiinnaa dhammaan gobollada dalka.

Smart mini calculator, waa calculator carruurta ka caawinaya ✅️inay si xiisalo leh oo madadaalo ah u bartaan xisaabta (+...
05/06/2026

Smart mini calculator, waa calculator carruurta ka caawinaya
✅️inay si xiisalo leh oo madadaalo ah u bartaan xisaabta (+ - × ÷)
✅️wuxuu kor u qaada awooda u fiirsashad
✅️wuxuu leeyahay battery meel laga daaro iyo meel laga bakhtiiyo

💰 Qiimaha waa $5 oo kaliya

🚚 Waxaana lagugu keenayaa halka aad joogto, ha noqoto gurigaaga ama goobtaada shaqada. Sidoo kale waxaan gaadhsiinnaa dhammaan gobollada dalka.

67 2142159

Address

Burco

Opening Hours

Monday 07:30 - 11:00
15:00 - 18:00
Tuesday 07:30 - 11:00
15:00 - 18:00
Wednesday 07:30 - 11:00
15:00 - 18:00
Thursday 07:30 - 11:00
15:00 - 18:00
Saturday 07:30 - 11:00
15:00 - 18:00
Sunday 07:30 - 11:00
15:00 - 18:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SUUQ YAHAN posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share