Ubad Store

Ubad Store Dukaanka Dharka Ciyaalka, qalbka ay ku ciyaaraan jyo dhamaan agab walba oo ay ubaahnaayan. Kusoo dhawaada gacma furan.

02/04/2026

Sariirihii Ubadku waa idiin diyaar iyaga oo noocyo kala duwan leh, soo dhawaada dhamaantiin.

๐Ÿ“Dhabarka danbe ee Dubai mall
๐Ÿ“ž 904500172

17/03/2026
15/03/2026

Wali hadaanad ubadkaaga uga adeegin Ubad store wali fursad baad haysataa maalmaha kooban ee ka dhiman ciidka, horay usoo gaara ubad store Adiga iyo ubadkaaguba.

Waxaan keenay cambuuradii gabdhaha ee ugu danbeeyey fadlan soo gaar ubad store oo udoor ubadkaaga dhar quality sare iyo ...
13/03/2026

Waxaan keenay cambuuradii gabdhaha ee ugu danbeeyey fadlan soo gaar ubad store oo udoor ubadkaaga dhar quality sare iyo qurux isku darsaday.

04/03/2026

Dharkii Ciidka waa diyaar โœจ

Dakadaha qaar way xirmeen, dhar danbena lama filayoโ€ฆ Ha sugin ilaa laga dhammeeyo!

Ka hel dharkii ugu quruxda badnaa ubadkaaga maanta Ubad Store ๐ŸŽ‰

๐Ÿ“ Dhabarka danbe ee Dubai Mall, Garoowe
๐Ÿ“ž 904500172

Dharkii ciidka ee wiilasha waaweyn! Horay usoo gaadh Ubad store Garoowe. ๐Ÿ“Dhabarka danbe ee Dubai mall๐Ÿ“ž904500172
03/03/2026

Dharkii ciidka ee wiilasha waaweyn! Horay usoo gaadh Ubad store Garoowe.

๐Ÿ“Dhabarka danbe ee Dubai mall
๐Ÿ“ž904500172

Dharkii ciidka Caruur iyo ubad dhammaan waa diyaar, soo gaadh oo yaan lagaa hor dhamaysan.
02/03/2026

Dharkii ciidka Caruur iyo ubad dhammaan waa diyaar, soo gaadh oo yaan lagaa hor dhamaysan.

28/02/2026

DHARKII CIIDKA โ€“ EPISODE 03๐ŸŽ‰โœจ

Waxaan idiin diyaarinay dharkii ugu dambeeyey ee aad ubadkaaga ku ciidsiin lahayd ๐Ÿ‘—๐Ÿ‘•
Naqshado cusub, tayo sare leh, iyo midabyo farxad leh oo ku habboon maalinta Ciidda.

Ha moogaan fursaddan!
Ku soo degdeg Ubad Store intaan lagaa dhamaysan, si ubadkaagu u noqdaan kuwa ugu quruxda badan maalinta Ciidda. ๐ŸŒ™๐Ÿค

๐Ÿ“ Dhabarka danbe ee Dubai Mall, Garoowe
๐Ÿ“ž 904500172

Ubad Store โ€“ Farxadda Ubadkaaga waa mudnaanteena.

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ubad Store posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share