16/11/2025
π Ma rabtaa in ganacsigaaga uu ka muuqdo Social Media?
Zaak Design ayaa kuu diyaarinaya xal dhammaystiran!
β 1. Sidee Social Media u qaadi kartaa ganacsigaaga?
Waxay ku kordhinaysaa iibka, macaamiisha, iyo sumcadda ganacsigaaga.
β 2. Xalka saxda ah maxaa noqonaya?
Brand muuqda + Design xirfadle + Qoraal soo jiidasho leh.
β 3. Haddaba meesha kuugu habboon?
π Waa Zaak Design β meesha hal-abuurka iyo tayada ay isku daraan.
β 4. Xalkaaga annagaa daboolayna!
Waxaan kuu samaynaa:
π¨ Posters & Social Media Designs
π Logo & Branding
π Ads Designs
β‘ Delivery degdeg ah
π© Nala soo xiriir maanta oo bilow horumarka ganacsigaaga!