Felice International Beauty & Fashion School

Felice International Beauty & Fashion School Hairdressing and beauty therapy training is a six month program. Fashion design is 9 months program

FI is a TVET Institute of Technical training established to train and nurture local talents in Hair dressing, Beauty therapy and Fashion among others in Hargeisa, Somaliland.

14/04/2025

Where beauty meets brilliance… Coming soon. Felice International is opening up a new branch soon.
Stay tuned!

28/11/2022

Ardayda iskuulka Farsamada gacanta ee FELICE oo toobabka ay toleen soo bandhigaya. Masha Allah ❤️
Nagala soo xidhiidh 0633142477 ama 0633155899

28/11/2022

Ardayda iskuulka Farsamada gacanta ee FELICE oo soo bandhigaya toobabka ay toleen. Masha Allah ❤️
Nagala soo xidhiidh 0633142477 ama 0633155899

28/11/2022

Ardayda iskuulka Farsamada gacanta ee FELICE oo toobabka ay toleen xayaysiinaya. ❤️❤️❤️
Masha Allah. Wax Waliba oo xooga la saaro Guul ayuu ku danbeeya.

0633142477 ama 0633155899 Nagala soo xidhiidh.

Ardayda iskuulka Farsamada gacanta ee FELICE oo soo bandhigaya farshannimadooda. Waa boorso aad computer iyo notebook iy...
28/11/2022

Ardayda iskuulka Farsamada gacanta ee FELICE oo soo bandhigaya farshannimadooda. Waa boorso aad computer iyo notebook iyo biyahaaga ku qaadan karto oo shirarka iyo shaqada ku tegi kertid.

0633142477 ama 0633155899 Nagala soo xidhiidh.

Hal abuurka ardayda Dawaarka dhigta ee iskuulka. Toob asturan oo qurux badan oo wata koofiyadiisa.  0633142477 ama 06331...
28/11/2022

Hal abuurka ardayda Dawaarka dhigta ee iskuulka. Toob asturan oo qurux badan oo wata koofiyadiisa.
0633142477 ama 0633155899 Nagala soo xidhiidh.

Iskuulka FELICE.
28/11/2022

Iskuulka FELICE.

24/11/2022

Barashada Dawaarka oo dharka kala duwan ee carruurta, dumarka iyo ragga ka baro iskuulka FELICE International Beauty And Fashion.

23/11/2022

Ardaydii u baahnayd xinaha, makeup iyo timaha keliya waxaan u furnay fursad Bisha December iyo January,

Diwaan gelintii ayaa socota. Degdeg isu diwaan geli. Casharadu waxay bilaabmayaan bisha December.

Sidoo kale waxaa lagu bartaa luuqada ingirisiga (Qoraalka, akhriska iyo ku hadalka).

Barashada Makeup iyo xirfadooyin badan. Wixii faahfahin ah Fadlan booqo iskuulka oo ku yaala is goyska if iyo aakhiro Ha...
07/11/2022

Barashada Makeup iyo xirfadooyin badan. Wixii faahfahin ah Fadlan booqo iskuulka oo ku yaala is goyska if iyo aakhiro Hargeisa oo u dhaw xero awr.
0633155899 kala hadal lambarkan.

07/11/2022

Barashada Makeup Felice International Beauty & Fashion School

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 19:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 19:00
Thursday 09:00 - 19:00
Saturday 09:00 - 19:00
Sunday 09:00 - 19:00

Telephone

+252633155899

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Felice International Beauty & Fashion School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Felice International Beauty & Fashion School:

Shortcuts

Share