Hanzera tukan labis

Hanzera tukan labis Hanzera waa tukaan labis oo aad insha ALLAH ka heli doontan labis qurxoon oo qiimo jaban. kusoo dhawaada Hanzera.

wuxu u suurto idin suurto galin doontan inad sida ugu qurxan u xaragootan idinko qiimaha ugu hooseeya bixiyay.

FURSAD iib ramadan ka hor. pre-ramadan sales.kabo leather ah oo tayo sare leh, xarago iyo shaqoba loogu talo galay.QIIMO...
06/04/2021

FURSAD iib ramadan ka hor. pre-ramadan sales.
kabo leather ah oo tayo sare leh, xarago iyo shaqoba loogu talo galay.
QIIMO jaban.
MAXAD SUGI, YAN LAGA DHAMAYSAN.

pre-ramadan sales, fursadaha iib ee ramadaanta ka hor.men's stylish formal shoeswaa kabo leather ah oo tayo sare leh, xa...
06/04/2021

pre-ramadan sales, fursadaha iib ee ramadaanta ka hor.
men's stylish formal shoes
waa kabo leather ah oo tayo sare leh, xarago iyo ku socodba leh.
soo gaadh, yaan lagaa dhamaysan.

Men's formal stylish shoes.kabihii ragga oo qurux badankaso dalbo halka aad joogto, adiga oo message noo reebaya.ka faa'...
06/04/2021

Men's formal stylish shoes.
kabihii ragga oo qurux badan
kaso dalbo halka aad joogto, adiga oo message noo reebaya.
ka faa'idaysi wacan.

Mid ka mid ah macaamiisha tukanka Hanzera, oo si habsami ah ay u gaadhay alaabtii uu dalbaday.Wanu ku faraxsanahay in ma...
31/03/2021

Mid ka mid ah macaamiisha tukanka Hanzera, oo si habsami ah ay u gaadhay alaabtii uu dalbaday.
Wanu ku faraxsanahay in macamiishayada ku nool dhamaan gayiga somalida aanu halka ay joogan ku gaadhsiino alaabtooda.
Safar inad gasho uma baahnid, 1 message ood noo soo dirto ayaa kaa xiga.

FURSAD QIIMO DHIMIS.kabihii suit ka oo tayo sare lehtiro kooban ayaa la hayaa, yayna ka dhamaan.
22/03/2021

FURSAD QIIMO DHIMIS.
kabihii suit ka oo tayo sare leh
tiro kooban ayaa la hayaa, yayna ka dhamaan.

22/03/2021

SOO DHOWOW. HAMBALYO.
kusoo dhawaada Hanzera, oo ah tukaan u gaar ah labiska, una shaqayn doona qaab casri ah.
wuxu insha ALLAH idin ballan qaadayaa dhar aad u tayo sareeya oo qiimaha ugu jaban ku heli doontaan.
SOO DHOWOW mar kale.

Address

Ahmed Takhtuur Road
Hargeisa
9999

Telephone

+252633065050

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hanzera tukan labis posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category