Adna Fashion and Wear

  • Home
  • Adna Fashion and Wear

Adna Fashion and Wear Edna Fashion and Wear Store waxaad ka heli kartaa maryaha dumarka, kabaha , shandadaha xaragada, iyo cadaro jaban. Waxaanu dhamman alaabta kaso qaadnaa Turkey.

07/06/2021
07/06/2021
Toobabkan waxaanu dalbi karnaa Jumlad kaliya. Waxaanu kuugu keeni karnaa mudo yar. Comment garee midabka ama dookha aad ...
23/02/2020

Toobabkan waxaanu dalbi karnaa Jumlad kaliya. Waxaanu kuugu keeni karnaa mudo yar. Comment garee midabka ama dookha aad ka hesho.

Galab wanaagsan macaamiisha hablaha sharafta leh:Waxaanu idin haynaa kabaha noocan cidhibta dheer leh, cidii u baahan ha...
21/01/2020

Galab wanaagsan macaamiisha hablaha sharafta leh:

Waxaanu idin haynaa kabaha noocan cidhibta dheer leh, cidii u baahan hala soo xidhiidhaan numberkan 0633468997

Qiimo dhimis

$16

Kabaha Beer baa ka yaala Size 41 cidii u bahan ha nala so xidhiidhoThank you for being a good Customer
29/08/2019

Kabaha Beer baa ka yaala
Size 41 cidii u bahan ha nala so xidhiidho

Thank you for being a good Customer

21/08/2019
Habeen wacan!kabihii Turkiga ahaa ee aan idin furnay waxa ka hadhay tiro kooban, fadlan hadaad u baahantay kabo qurux ba...
15/08/2019

Habeen wacan!
kabihii Turkiga ahaa ee aan idin furnay waxa ka hadhay tiro kooban, fadlan hadaad u baahantay kabo qurux badan oo jaban la xidhiidh Numberka Whatspka ah ee Hargeisa. Cida u baahan Jumlad maryaha dumarka iyo kabaha fadlan la xidhiidha numberka whatsapka ah ee Istanbul.

Mahadsanidiin
Istanbul Team

15/08/2019

Habeen Wanaagsan hablahayagii!!

10/08/2019

Ciid Mubaarak!

Dhammaan macaamiisha nagu xidhan waxaanu leenahay ciid Wanaagsan. Ilaahay acmaasha wanaaagsan ha inaga aqbalo.

Scw Dhamaan hablaha macaamiisha ah!Kabahii waanu idin furnay waana diyaar, tiro kooban ayaanu keenay fadlan intaanay kaa...
06/08/2019

Scw Dhamaan hablaha macaamiisha ah!

Kabahii waanu idin furnay waana diyaar, tiro kooban ayaanu keenay fadlan intaanay kaa dhamaan h**e u dalbo.

Goobta lagu iibinayaa waa Hargeisa.

Noocyada sawirada ka muuqada ayaa hada diyaar ah.

1. Flat Shoes (kabo degan)
Color : Payj
Size : 36, 37, 38, 39, 40
Price : $15.99
Made in Turkey
WhatsApp: +252633468997
For Wholesale Inquiries : +905537614220 ( Hadaad u baahantay Jumlad in lagu soo raro)

2. Stileto (kabo xarago)
Color : Payj , Casaan
Size : 36, 37, 38, 39, 40
Price : $17.99
Made in Turkey
WhatsApp: +252633468997
For Wholesale Inquiries : +905537614220 ( Hadaad u baahantay Jumlad in lagu soo raro)



Selam Alaykum Hablaha Sharafta leh.Waxaanu idin furnay kabihii galabta. Waa tiro kooban ee fadlan la xidhiidh WhatsAppka...
05/08/2019

Selam Alaykum Hablaha Sharafta leh.

Waxaanu idin furnay kabihii galabta. Waa tiro kooban ee fadlan la xidhiidh WhatsAppkan hoose.

Goobta lagu iibinayaa waa Hargeisa.

Noocyada sawirada ka muuqada ayaa hada diyaar ah.

1. Flat Shoes (kabo degan)
Color : Payj
Size : 36, 37, 38, 39, 40
Price : $15.99
Made in Turkey
WhatsApp: +252633468997
For Wholesale Inquiries : +905537614220 ( Hadaad u baahantay Jumlad in lagu soo raro)

2. Stileto (kabo xarago)
Color : Payj , Casaan
Size : 36, 37, 38, 39, 40
Price : $17.99
Made in Turkey
WhatsApp: +252633468997
For Wholesale Inquiries : +905537614220 ( Hadaad u baahantay Jumlad in lagu soo raro)



Address

Abdi Haybe Street, Half London

252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252633468997

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Adna Fashion and Wear posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Clothing Store?

Share