12/08/2026
๐ข ๐๐๐๐๐ผ๐ฟ ๐๐๐ผ๐๐
๐ฉโ๐ผ ๐๐๐๐๐พ๐ ๐๐ผ๐๐ผ๐๐๐
NUURIYE CLEANING SERVICES
๐๐๐ญ๐๐๐ฃ ๐ง๐๐๐๐๐ฃ๐๐ฎ๐ฃ๐๐ ๐๐๐๐๐๐ firfircoon, daacad ah oo masuul ah si ay uga mid noqoto kooxdeena.
โ
๐๐๐๐๐๐๐ฟ๐ผ๐๐ผ:
โข Khibrad Office Management ama Customer Service
โข Isgaarsiin & qancin wanaagsan
โข Social Media & Content Creation
โข Computer & Microsoft Office
โข Xisaab aasaasi ah
โข Waqti ilaalin & nidaam
โข Kartida shaqooyin badan isku mar loo maareeyo
๐ผ ๐๐ผ๐๐๐๐๐๐๐ผ๐ฟ๐ผ๐๐ผ:
๐ Maamulka xafiiska
๐ La macaamilka & qancinta macaamiisha
๐ Qorshaynta adeegyada & shaqaalaha
๐ La socodka lacagaha
๐ Maamulka Social Media & Marketing
๐ ๐๐ค๐ค๐๐ฉ๐: Calamada-Hargeysa
๐ฉ๐๐๐ฟ๐ผ ๐๐๐ ๐พ๐๐ฟ๐๐ผ๐ฟ๐:
Soo dir CV-gaaga + Magaca + Lambarka telefoonka + Address-ka + Khibradda shaqo.
โญ Haddii aad tahay qof firfircoon oo diyaar u ah inuu wax barto, fursaddan adigaa leh!
Nuuriye Cleaning Service
Nadaafadu waa Nolosheena!