31/03/2025
Eid Mubarak dhamaan bahda Hajji Royal, allah ciida ciideeda ha inogu gaadhsiiyo bad qab iyo Horumar waan idinka mahadnaqaya ku xidhnaantina iyo inaad waliba doorateen inaad ku ciidan khamiisyada tayada sare le ee Hajji Royal Store uu keeno.
Sidoo kale waxaan aad ugu raaligalinaya dada yowgii faraha badna ( Macamiishina) ay ka dhamadeen Khamiisyadu inshasha allah next time waxana rajaynayaa inaad nala ciidid.
Mahadsaniid.
Hajji Royal – Khamiisyo Tayo Sare leh.
✅ Tayo Sare: Maro adkeysi iyo raaxo leh.
✅ Qaab Casri ah: Xarrago leh oo ku habboon ragga.
✅ Dhoofin Degdeg ah: Meel kasta oo aad joogto, khamiiskaaga waan kuu keeneynaa.
📍 Nala Xiriir Numberka : 00252634008618