umu miski online market

umu miski online market hargesa

15/05/2026
13/05/2026

"12 Carruur ah, hooyadood dhimatay, Aabahood buko oo aan haysan daryeel.."

Qoyskan wuxu ka kooban yahay 12 carruur ah. Hooyadod Saddex bilood kahor ayay dhimatay. Aabaha qoysku wuxu u jiifa xannun oo ma kaco. Markii tacsidu timid ayay jaarku raashin u dhigeen. Wixii se wuu ka dhamaaday.

Gabadha ugu wayn oo suuqa shaqo maalmed ugu bixi jirtay iyaduna waxay xannunsan tahay. Daawo wax loogu gado xitaa waa la waayay. Waxay degan yihiin Magaalada Jigjiga.

Carrurutii oo laba meelod loo kala qaybiyay iyo walaashod oo xannunsan ayaan ka war-helnay.
Waa xaalad adag- waxaana u dheer in jiingad ay laba kun oo kiro ah ku gallayeen isku gaadhay. Raashin, kiro iyo daryeel mustaqbal ayay u baahan yihiin..

Qoyskan u kaca. Qof walba wuxuu karo ha diro. 500 Bir u dir.

Lambarka currada xaafada: 0948463201
Magaca: Haboon Maxamed Xamdi.

Qof wax la baxa gaadhsii, Share-tuba waa gurmad.

13/05/2026
23/03/2026

Kup keke

13/03/2026

Sodhawada qaliyati

12/03/2026

159.2K likes, 9399 comments. “ ”

Address

New Hargesa
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when umu miski online market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category