BILAN BOSS

BILAN BOSS Ku Soo Dhawaada Bilan Boss Cosmatics &Fashions
Qanacsanaantadu Waa Mudnaantena🙏

19/10/2024

Kuso dhawada xaruntena bilan boss qeybta maqaarka io skincare ka waxii fahfahinane kala xirira 0617604050 ama 0617166809 sodhawada.

06/07/2024

Waxan kuu heynaa adeeg yada skincare ka.
Waxaan diyaar kuulanahay qurxinta daryeelka iyo daweenta wajiga.

HAMBALYO Dhamaan umada somaliyed waxan ugu hambalyeneynaa farxada malinta horiyada 1-luulyo
01/07/2024

HAMBALYO
Dhamaan umada somaliyed waxan ugu hambalyeneynaa farxada malinta horiyada 1-luulyo

Waxaan kuu heynaa dhamaan shopping ka nuucyadiisa kala duwan sida creams ka iyo waxyabaha la isku carfiyo, waxaa kaloo k...
22/06/2024

Waxaan kuu heynaa dhamaan shopping ka nuucyadiisa kala duwan
sida creams ka iyo waxyabaha la isku carfiyo,
waxaa kaloo kuu sameyneenaa skincare sida daweenta iyo daryeelka wajiga iyo maqaarka.



Hadii uu wajiga finan ama nabro kaa leyahay xarunta bilan boss waxe diyaar kulatahay dhamaan adeegyada nadiifinta iyo da...
20/06/2024

Hadii uu wajiga finan ama nabro kaa leyahay xarunta bilan boss waxe diyaar kulatahay dhamaan adeegyada nadiifinta iyo daweenta wajiga.

CIID WANAAGSAN Dhamaan umada musliminta ah meel walba ay jogan waxan la qebsaneynaa farxada malinka ciida.  BOSS
15/06/2024

CIID WANAAGSAN

Dhamaan umada musliminta ah meel walba ay jogan waxan la qebsaneynaa farxada malinka ciida.

BOSS

11/06/2024

kuso dhawada bilan boss qeebteda skincare ka, waxaa si qota dheer laguugu nadifinaya wajiga ayado la adeegsanayo qalabkii loogu talagaly daryelka iyo nadifinta wajiga.

BILAN BOSS SkinStation

Juma Mubaarak BILAN BOSS
24/05/2024

Juma Mubaarak
BILAN BOSS

16/03/2024


Waxaa Qiimo_Dhimis 30% Ah Lagu sameeyay Dhamaan Qeybaha kala Duwan BILAN BOSS Bisha Ramadaan Awgeed Sida
Qeybta Dharka Ragga
Qeybta Dharka Dumarka
Qeybta Skin Care ka
Qeybta Shopping ka

0617604050

16/03/2024


Ku Soo Dhawaada Qeybta Dharka Ragga
BILAN BOSS Waxaa Idin Kugu Diyar ah Dharka Ragga Qaybihiisa Kala Duwan
Sidoo Kale waxaa Qiimo Dhimis 30% Ah Lagu Sameyay Dhamaan Adeegyada Bilan Boss

0617604050

16/03/2024


Laki ayaa Kamid ah Dadka Ka Faaideystay Qeybta Skin Care Ka
Adna Soo Gaar BILAN BOSS oo KAmid Noqo Dadka Ka Faideystay Skin Care Ka
Sidoo Kale Waxaa Qiimo Dhimis 30% Ah lagu sameeyay Dhamaan adeegyada BILAN BOSS

0617604050

16/03/2024


Ku Soo Dhawaada Qeybta Dharka Dumarka
BILAN BOSS Waxaa Idin Kugu Diyar ah Dharka Dumarka Qaybihiisa Kala Duwan
Sidoo Kale waxaa Qiimo Dhimis 30% Ah Lagu Sameyay Dhamaan Adeegyada Bilan Boss

0617604050

Address

Mogadishu
000252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BILAN BOSS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to BILAN BOSS:

Share

Category