18/07/2026
RUNTA QARAAR!
Caawa waxaa bannaanka u soo baxay xaqiiqooyin iyo arrimo badan oo muddo la qarinayay, kuwaas oo uu soo bandhigay aabbaha dhalay Hon Abdullahi Omar Abshir, oo lagu naaneyso Awyare Abshirow.
Awyare Abshirow wuxuu ka mid yahay 135-ka oday ee saxiixayaasha Soomaaliyeed, sidoo kalena waa nabadoonka guud ee beesha Ismiin oo ka tirsan beelaha Biimaal.
Muuqaalkan wuxuu iftiiminayaa arrimo muhiim ah oo u baahan in si dhab ah loo dhageysto loona fahmo.