GALTS SHOES

GALTS SHOES Galts Quality & Confort

macaamiil waxaan idiin keenay 👞Boot/kooyo maqaar ah Tayo, adkeysin iyo qurux kulansaday wixii faah-faahin ah kala xiriir...
01/02/2026

macaamiil waxaan idiin keenay 👞Boot/kooyo maqaar ah Tayo, adkeysin iyo qurux kulansaday
wixii faah-faahin ah kala xiriir +252613666034

Kabo maqaar oo tayo sare leh ✔️Ku habboon shaqo, xaflado & isticmaal maalinle ah📩 Macaamiil Wixii faah-faahin ah la' xar...
18/01/2026

Kabo maqaar oo tayo sare leh ✔️
Ku habboon shaqo, xaflado & isticmaal maalinle ah
📩 Macaamiil Wixii faah-faahin ah la' xariir 252-613666034

Jumma Mubarak dhammaan macaamiisheena ku xiran page-kan!
30/10/2025

Jumma Mubarak dhammaan macaamiisheena ku xiran page-kan!

Kabihii tayada sare lahaa waa idiin keenay!Raaxo, adkeysi, iyo muuqaal sharaf leh —Ka faa’iideysta hadda, inta aanay idi...
28/10/2025

Kabihii tayada sare lahaa waa idiin keenay!
Raaxo, adkeysi, iyo muuqaal sharaf leh —
Ka faa’iideysta hadda, inta aanay idinka dhamaan! 👞✨
+252613666034

Asal Soft waxay idiin keentay kabihii maqaarka ahaa ee aad uga barateen,ayadoo lagu soo kordhiyay naqshado cusub oo casr...
16/10/2025

Asal Soft waxay idiin keentay kabihii maqaarka ahaa ee aad uga barateen,
ayadoo lagu soo kordhiyay naqshado cusub oo casri ah!

🕴️ Tayo, raaxo & muuqaal heer sare ah — waa waqtigii aad soo iibsan lahayd.
⚠️ Fadlan yaan lagaa dhameyn ee kadoono goobta kuugu dhaw!

Jumma Mubarak Dhaman Customerkena Sharafta Leh
30/01/2025

Jumma Mubarak Dhaman Customerkena Sharafta Leh


Shirkada asal soft wexee idiin keeentay kabaha GALTS leather shoes  oo ah kobo lahubo oo maqaar rasmi ah walibo modeladi...
18/01/2025

Shirkada asal soft wexee idiin keeentay kabaha GALTS leather shoes oo ah kobo lahubo oo maqaar rasmi ah walibo modeladii ugu dambeeyay ku soo dhawaada shirkada asal soft waxaa uga barateen inee markasto idiin keento kobo maqaar ah qiimahuna waa qiimo ku raali galiya
Waxa ugu so hagaagi kartin xaruntena ,Biyamaalow
Nagala soo xariir 0613666034

Address

Bakaaro
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GALTS SHOES posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category