09/03/2026
Naftaada sii fasax, dharkana Rays u dhaaf!
Ma mashquulsan tahay? Ha ka walwalin dhaqidda dharka. Rays Laundry & Dry Clean ayaa kuu qabanaya adeeg nadiif ah, degdeg ah, oo lagu kalsoonaan karo.
✔️ Dhaqid tayo leh
✔️ Dry clean xirfad leh
✔️ Adeeg degdeg ah
✔️ Qiimo macquul ah
📍 Goobta: Waberi District, Isgooska Dabaka
📞 Nala soo xiriir: +252 613 634777
✨ Dharkaaga sii daryeelka uu mudan yahay — Rays Laundry & Dry Clean.