Poga rasmiga ah ee ururka ladgaalanka mucaaradka soomaaliya

Poga rasmiga ah ee ururka ladgaalanka mucaaradka soomaaliya Sodhawaada

22/01/2022
Madaxweyne farmaajoIyo raisulwazaaraha shaqo joojinta lagusameeyay maxeey isku heeyaan Iyaa udaneenaayo qaranak Marka h*...
01/01/2022

Madaxweyne farmaajo

Iyo raisulwazaaraha shaqo joojinta lagusameeyay maxeey isku heeyaan

Iyaa udaneenaayo qaranak

Marka h**e maxamed c/laahi farmaajo waxoosoosaari waraaqad shaqo joojin

Ookusocota rooble kadib markii lagu edeeyay xatooyo xoola dadweyne

Maadaamaa madaxweynuhu uuyahay ilaaliyaha hantida iyo shuruucda dalka udegsan taasi oo waajib kueheed inoo shaqada kajoojiyo
Rooble markii loofiirsho sharciga islaamka iyo midka dastuurka

Maxaa yeely dalku ilaa doorasho kadhacdo oladoorto madaxweyne

Waxaa xafiiska joogaayo madaxwenaha
Farmaajo sida dastuurka qabyada ah uuqabo
SI uusan udhicin firaaq dastuuri

Rooble eeda looheesto oo ah xatooyo asiga waxaa waajib kuah inoo aqbalo shaqa joojinta

Farmaajo madaamaa dalka sharci iyo kaladanbeen uleeyaha lkn rooble asiga ookaashanaayo mucaaradka h**e ugu fashilmay dalka o Alle iyo rasuulka csw kafurtay uska heebtana ah ayoo sheekada ubadalay angambi

Waxaa frmaajo gacantiisa kujiro
Daqaalaha iyo ciidanka iyo hogaanka dalka mana jiro qof dawladiisa afganbi Karo
Lkn caqli laanta iyo kheerul masuul nimada rooble ayaa halkaas dhigtay
Waaana insharciga lakeenaa rooble SI loogu qaado dacwada xatooyada ah loona mariyo hanaank ciqaabta sharciga islaamka o ah

Gacan iyo Lok isdhaaf inalgagooyo SI shareecada islaamka xaga maamulka dalka ugu weeynaato diinta islaamka hadii midaas dhicin waalahalaagmidoonaa

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿง”farrmaajo cadawdiisa caktiisa hoosteeda Alle hagalsho inshaa allaah

Majiro ciidan layiraho badbaado qaran waayo Xaadoole  gadoomiyahii h**e e dagmada balcad ayaa kusuknaa Kulankii shali e ...
30/12/2021

Majiro ciidan layiraho badbaado qaran waayo

Xaadoole gadoomiyahii h**e e dagmada balcad ayaa kusuknaa

Kulankii shali e taliyaha ciidan hooga dalka ganaraal odiwaa yuusuf rage sidookale waxoo k at mid ahaa saraakiishii badbaado qabiil

Taaasi waxee l waa micno tahay in uu diyaar uyahay difaacida qaranka

Kuwa kusugan siidka lasoo qaban doono inshaa allaah ee
Dalkaan mabaahna qabqable
Wabilaahii
Toofiiq

Tani waa xaqiiq Ccshakuur inoo yahay kansoo qora waraaqadaha ee aqriyaan calooshood ushaqeestayaa farmaajo kuwaashatay B...
30/12/2021

Tani waa xaqiiq

Ccshakuur inoo yahay kansoo qora waraaqadaha ee aqriyaan calooshood ushaqeestayaa farmaajo kuwaashatay

Balse aniga waxaan leeyahay cabdiramnoo 3ba maankaaga kuahaay

1 ilaa 2060 dalka inoo hoogaami doono farmaajo

Waayo asiga dalka iyo dadkaa ubaahan farmaajo marabo inoo daarooyin disto hori Buu wax uqabsaday inta idinka qabiil uska xasuuqeesen asiga woodadalaay tuug maeheen isbaaro uma oolin

2

Waraaqada aadsooqirti ee kuwa calooshood ushaqeestayaasa ah aad usoodhiibti kadibne kutiri
Caaya farmaajo

Marna aadan guul kugaari doonin waqtigaaada meek xun kudanbeen doonto
Waayo been raad malaha

3 xayee gadoomiye dadmo laguu magcaabi doonin cumrigaa kudhaneesan doontid dabadhilifnimo

Waayo horaa waziir unoqotay

Kadibna bada ayaa gadatay
Hadii dalkan higaami laguyiraaho dadka ayaa gadahee ileen tuug ayaa tahay

.ma.ha kaftan ee waa xaqiiq

Melna kuqora

Wabilaahi toowfiiq

Maxamed xusen rooble Sababta keentay ino kasoohorjesto madaxwenihii magcaabay Ayaa ah in uurabo inoo daba gidiyo dacwada...
29/12/2021

Maxamed xusen rooble

Sababta keentay ino kasoohorjesto madaxwenihii magcaabay

Ayaa ah in uurabo inoo daba gidiyo dacwada looheesto o ah ee boobka dulka ciidanka bada soomaaaliya o SI sharci daro inoo kuqaato rabo

Iyo cebta uu hada lugaha kula jiro

Cida dalka kataliso iyo awooda dalka cida gacantiisa kujirto alle kasokoow waqtiga ayaa sheegi doono roobloow udiyaa garoow

Dacwada laguuheesto

Wabilaahi toofiiq

29/12/2021

Pogaan waxaa lagu ciqaabi doonaa micaaradka soomaaliya

Sharciga dawlad nimada ayaa lagu bari doonaa inaashaa allaah

Address

Www. Anasdodcom
Mogadishu
JOOHAR

Telephone

+252618883671

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Poga rasmiga ah ee ururka ladgaalanka mucaaradka soomaaliya posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Poga rasmiga ah ee ururka ladgaalanka mucaaradka soomaaliya:

Shortcuts

Share