Xariir Style

Xariir Style xariir style waa hoyga bilicda

✨ Cabayadaha Turkiga oo Cusub! ✨✔️ Tayo Sare✔️ Naqshad Casri ah📏 Sizes: 60, 58, 56, 54, 52💲 Qiime: $15🚚 Gaarsiin: Meel k...
11/07/2026

✨ Cabayadaha Turkiga oo Cusub! ✨

✔️ Tayo Sare
✔️ Naqshad Casri ah

📏 Sizes: 60, 58, 56, 54, 52
💲 Qiime: $15
🚚 Gaarsiin: Meel kasta

Dalbo hadda!

28/06/2026

🇹🇷 Turkish Premium Abaya 🇹🇷
✨ Qurux, tayo iyo xarrago hal meel ku kulmay!
Haddii aad raadineyso cabayad casri ah oo tayo sare leh, Turkish Premium Abaya ayaa kuu ah doorashada saxda ah.
✔️ Dhar tayo sare leh
✔️ Naqshad casri ah oo xarrago leh
✔️ Raaxo iyo adkeysi
✔️ Ku habboon maalin kasta iyo munaasabadaha gaarka ah
💫 Ha seegin fursadda aad ku yeelan lahayd muuqaal soo jiidasho leh.

11/06/2026

✨ Cabaayadaha C.Y & Jajab ee Casriga ah ✨
👗 Cabaayado tayo sare leh oo xarrago iyo qurux isku darsaday. 🌸 Naqshado cusub, dhar raaxo leh, iyo qiimo macquul ah. 🚚 Gaarsiin degdeg ah.
📞 Dalbo hadda oo ka dhex dooro C.Y iyo Jajab-ka ugu quruxda badan!

09/06/2026

✨ Xariir Style ✨
Cabayadaha Turkish Classic ee xarragada leh. 🤍
Tayo sare, naqshad casri ah iyo raaxo aan caadi ahayn.
👑 Xariir Style – Quruxdaada waa mudnaanteenna. 📩 Dalbo hadda. 🛍️✨

08/06/2026

Wax cusub

08/06/2026

✨ Turkish Abaya Collection ✨
Qurux, xarrago iyo tayo hal meel ku kulmay.
🌸 Latest Turkish Design
🌸 Premium Quality
🌸 Elegant & Comfortable
💫 Wear Elegance Every Day.
📞 +252 613 214 125

06/06/2026

✨ Plain Abaya Premium ✨
Cabaayad tayo sare leh, naqshad fudud oo xarrago leh. Ku habboon dumarka jecel quruxda iyo asturnaanta. 📞 252613214125

03/06/2026

🧕✨ Cabaya & Xijaab Turkish ah
✔️ Tayo sare ✔️ Dhar jilicsan oo raaxo leh ✔️ Naqshad casri ah oo xarrago leh
📞 Dalbo hadda: 252613214125
Quruxdaada ku dhammaystir Cabaya & Xijaab Turkish ah. 🌸✨

02/06/2026

Open iyo taraaxad

31/05/2026

Waa open last model ah ka faaiideysta

Address

Xamar
Mogadishu
BAKAARO

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xariir Style posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share