Asal Store

Asal Store Hab online ah ku iibso dhamaan qalab kala duwan oo tayadoodu aad u sarrayso iyo qiimo jaban

TRENDING NEW ARRIVAL  🚩FARAANTI CAAFIMAAD OO CAAQIL AHFaraantigan waa labis qurux badan, waana caaqil aad ku xiranayso t...
09/01/2025

TRENDING NEW ARRIVAL 🚩
FARAANTI CAAFIMAAD OO CAAQIL AH

Faraantigan waa labis qurux badan, waana caaqil aad ku xiranayso telefonkaaga, waxaadna kala soconaysaa dhammaan dhaqdhaqaaqa caafimaad ee jirkaaga sida:

- Wadna garaaca
- Oxygiinka dhiigan SpO2
- Sleep monitoring ama hurdadaada iyo sida ay tahay.
- Stresska iyo walwalka iyo gaar ahaan dadka Panic attack iskaga shakisan.
- nooc kasto oo Sports ah sida orodka, gymka, yoga, gymka Buskuleetiga, banooniga iyo nooc kastoo gym ah.
- Waalidka da'da ah oo caafimaadkooda aad kala socon kartid telefonkaaga.

Dhammaan natiijada wuxuu kuugu soo gudbinaa appka faraantiga eed ku shan doontid telefonkaaga.

QIIMAHA $29.99

📌 xarunteenna Muqdisho, Via Layberia faahfaahin 0615038822 ama 0619400575

Alaabo kala duwan oon idiin keenay, qiimo jaban iyo delivery free ah. Faahfaahin whatsapp 0619400575      ゚viralシfypシ゚  ...
17/10/2024

Alaabo kala duwan oon idiin keenay, qiimo jaban iyo delivery free ah. Faahfaahin whatsapp 0619400575

゚viralシfypシ゚

Saliidaha iyo kareenka jeexjeexa jirka si dhaqsi u baab'iyo orginalna ah,  muddo 7 maalmood ahna aad jeexjeexii kaa baab...
14/10/2024

Saliidaha iyo kareenka jeexjeexa jirka si dhaqsi u baab'iyo orginalna ah, muddo 7 maalmood ahna aad jeexjeexii kaa baabin doonta.
Waxaad Isticmaalaysaa maalin walba 2-3jeer kadibna arag natiijo aad ku faraxdid

Hadda Dalbo hadda hel

Qiimaha $14.99
Faahfaahin whatsapp 0619400575

Alaabo kala duwan iyo qiimo jaban. Tayo la hubo iyo free delivery. Faahfaahin whatsapp 0619400575
16/09/2024

Alaabo kala duwan iyo qiimo jaban. Tayo la hubo iyo free delivery. Faahfaahin whatsapp 0619400575

Kabo caag caruur, cabirro kala duwan, high quality.Qiimaha $7.99 kaliyaKaliya online ayaad ku dalbanaysaa waa laguu keen...
19/01/2024

Kabo caag caruur, cabirro kala duwan, high quality.
Qiimaha $7.99 kaliya
Kaliya online ayaad ku dalbanaysaa waa laguu keenaa meesha aad joogtid

Faahfaahin whatsapp 0619463541

QIIMO DHIMIS MUDDO KOOBAN AH:1- Ilka caddeeye, dag dag ilkaha u caddaynaya, ilkihii jaalaha ahaa waa laga gudbay.2- isku...
24/09/2023

QIIMO DHIMIS MUDDO KOOBAN AH:

1- Ilka caddeeye, dag dag ilkaha u caddaynaya, ilkihii jaalaha ahaa waa laga gudbay.
2- isku caatee muddo kooban, waa isku joog dhidid badan kaa keenaya.

🔔 Xarunteennu waa Muqdisho, Via Layberia faahfaahin 0615028822

DALAB CUSUBSalaad baraha caruurta wuxuu si fudud u barayaa salaadaha, caruurta, aadaanka, adkaarta la aqriyo salaadaha s...
18/02/2023

DALAB CUSUB

Salaad baraha caruurta wuxuu si fudud u barayaa salaadaha, caruurta, aadaanka, adkaarta la aqriyo salaadaha sida rukuucda, sujuudda, atayaaadka iwm.

Qiimaha $35 kaliya

Barkinta madaxa u toosisa caruurta, hurdada u saxda habeenkii kana ilaalisa cunuga inuu dhoco iwm

Qiimaha $19 kaliya

Faahfaahin 0619400575 whatsapp

NEW ARRIVALTusbax Caaqil ah, oo aad ku xiran kartid mobilkaada si fudud oo aad kala socon kartid dikriga maalin walbo aa...
01/02/2023

NEW ARRIVAL

Tusbax Caaqil ah, oo aad ku xiran kartid mobilkaada si fudud oo aad kala socon kartid dikriga maalin walbo aad akhriso:
Tusbax fudud, salaad xasuusiye iyo qiblod hage wuxuuna kuu sheegaa saacadda.

Biyaha waysada magalayaan, batarigiisuna waa 3 maalin.
Qiimaha waa $28 Kaliya. kasoo dalbo Whatsappka 61 9400575

20/07/2022
Qalabka waxbarashada caruurta oo kala duwan:1/ iPad loogu talo galay inuu cunuga ku barto kaliya, salaadaha, ducooyinka,...
19/07/2022

Qalabka waxbarashada caruurta oo kala duwan:

1/ iPad loogu talo galay inuu cunuga ku barto kaliya, salaadaha, ducooyinka, adkaarta maalinlaha ah, xuruufta carabiga oo qaab hal xiraale ah cunuga u baraya.

2/ Salliga salaadda caruurta oo caruurta kuu si xiiso leh u baraya shanta salaadood, ducooyinka la akhriyo marka salaadda lagu jiro, tirada rakcadaha salaadda iwm.

3/ hal xiraalaha Xarfaha alif wax malaha oo dhamaystiran.

Waxyaabo kale oo badan
Onlina uga iibso whatsapp 0611501107.
ama whatsapp: wa.link/3j78nk

Alaabo kala duwan oo caruurta loogu talo galay, tayo heersare ah leh iyo Qiimo ku raali galiya.1- Salliga Salaadaha bara...
19/07/2022

Alaabo kala duwan oo caruurta loogu talo galay, tayo heersare ah leh iyo Qiimo ku raali galiya.
1- Salliga Salaadaha bara caruurta.
2- Boorsooyinka hooyooyinka ku qaataan alaabada caruurta oo kala duwan.
3- Sabuuradda caaqil ah oo is tiraysa.
4- Boorsooyinka caruurta yaryar ee iskuulka ama dugsiga u qaataan.
iyo waxyaabo kale oo badan
Onlina uga iibso whatsapp 0611501107.
ama whatsapp: wa.link/3j78nk

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asal Store posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Asal Store:

Share