Abdicaziz Hajji Omar

Abdicaziz Hajji Omar Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdicaziz Hajji Omar, Clothing (Brand), Mogadishu.

Ramadaan Mubaarak 📿Dhamaaan waxaa u Hambal yenaayaa Umada Muslimiinta ee ku nool dunida daafaheeda kala duwan Gaar ahaan...
10/03/2024

Ramadaan Mubaarak 📿

Dhamaaan waxaa u Hambal yenaayaa Umada Muslimiinta ee ku nool dunida daafaheeda kala duwan Gaar ahaan Bulshada Soomaaliyeed,

Alle waxaa weediisaneenaa in uu inaga dhigo kuwa ka faaiideesta Acmaasha bishaan barakeesan ee Ramadaan

.

20/02/2024
Bisha Shacbaan caawa waa inoo bilatey!.Rabiyoow nabad, caafimaad, barwaqo iyo baraare inagu gaarsii bisha barakeysan ee ...
11/02/2024

Bisha Shacbaan caawa waa inoo bilatey!.

Rabiyoow nabad, caafimaad, barwaqo iyo baraare inagu gaarsii bisha barakeysan ee Ramadaan

30 days until Ramadaan!

‎اللهمّ بلغنا رمضان

Geedkaan wuxu ka faa'ideystey maqnashiyaha  train ka wuxuna xididada ku aastey jigkii laga hayaamey mase oga in maalin m...
19/04/2023

Geedkaan wuxu ka faa'ideystey maqnashiyaha train ka wuxuna xididada ku aastey jigkii laga hayaamey mase oga in maalin malmaha ka mid ah uu train ku soo laaban doono islamarkaana uu xididada u siibi doono
Si lamid ah inaguna waxaan ka faa'ideysaney maqnaashiyaha mawt.ka inagoo modeyna in eysan geeridu imaaneyn allahu akbar

Xigasho

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdicaziz Hajji Omar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share