28/07/2020
Qeuns Collection oo macaamisheeda ugu faaideynesa damaashaadka ciida waxay idin keentay Turkish Style nuucyadii ugu dambeyay ee Dumarka sida Dharka dadka waaweyn iyo Caruurta hadaba si aad ugu faaideysato uguna farxiso caruurtaada iyo xaaskaagaba si dhaqsi ah kuso gaar xarunta Quens Collection oo ku taal xamar weyne Dhismaha City Mall dabaqa Koowaad Qolka 105
Quens Collection waxay diyaar kula tahay so dhaweyn heer sare ah iyo Qiimo jaban