28/08/2026
Jumco Mubaarak — Maalin kheyr iyo barako leh!
Qancis General Trading Co. waxay idiin rajaynaysaa Jimce wanaagsan oo ay ka buuxaan naxariis, barako iyo deganaansho qalbi.
Ilaahay ha inaga aqbalo camalka wanaagsan, ducada iyo cibaadada; dambigeennana ha dhaafo, rizqigeennana ha barakeeyo, dhammaadkeenana kheyr ha ka dhigo. Aamiin. JumcoMubaarak