04/09/2026
Horumari Aqoontaada Maareynta Maaliyadda ee Hay’adaha iyo Ganacsiga"
Ma doonaysaa inaad si qoto dheer u fahanto sida loo qorsheeyo loona maareeyo dhaqaalaha hay’adaha, loo diyaariyo miisaaniyad sax ah, loona hubiyo in kharashaadka iyo lacag-bixintu u dhacaan si nidaamsan oo hufan?
Yool Academy waxay kuu diyaarisay koorso wax-ku-ool ah oo kuu sahleysa inaad hesho aqoon iyo xirfad aad si toos ah ugu adeegsan karto goobtaada shaqo.
Koorasadan waxaad ku baran doontaa:
✅ Sida loo diyaariyo loona maareeyo miisaaniyadaha
✅ Habraacyada saxda ah ee lacag-bixinta iyo ilaalinta hantida
✅ Isku-xirka maamulka wax-iibsiga iyo maamulka maaliyadda
✅ Adeegsiga barnaamijyada casriga ah ee maamulka xisaabaadka
✅ Diyaarinta warbixinno maaliyadeed oo sax ah oo la isku hallayn karo
✅ Layliyo iyo tababar gacanta ah oo kor u qaadaya fahamkaaga
📅 Bilaabanaysa: 11-ka Sebtembar 2026
🌅 Waxaa diyaar ah fasallo subax iyo galab ah
📍 Goobta: Yool Academy