08/06/2026
๐ถ๐ ๐๐ฅ๐ฆ๐๐ก๐๐๐ ๐ ๐
๐๐ซ๐ฑ๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ ๐๐๐ ๐๐ฎ๐๐ง๐๐๐ง๐ญ๐๐๐ง๐ง๐!
Hooyo kasta waxay jeceshahay inay aragto ilmaheeda oo faraxsan, qalalan, kuna raaxaysanaya maalintiisa. Taasi waa sababta BabyChose loogu talagalay inuu bixiyo ilaalin buuxda iyo raaxo joogto ah.
โจ Nuugis degdeg ah oo qoyaanka ka ilaalisa
โจ Jilicsanaan aan dhaawaceyn maqaarka ilmaha
โจ Ilaalin dheer habeen iyo maalin
โจ Raaxo uu ilmahaagu ku ciyaaro kuna seexdo
Marka aad doorato BabyChose, waxaad dooratay kalsooni, nadaafad iyo daryeel tayo leh.
๐ฆ Waxaa si rasmi ah dalka u keentay
๐๐๐๐๐ข๐ฒ๐ ๐๐๐ง๐๐ซ๐๐ฅ ๐๐ซ๐๐๐ข๐ง๐ ๐๐จ๐ฆ๐ฉ๐๐ง๐ฒ
๐ Faahfaahin dheeraad ah kala xiriir numberada muuqaalka ku qoran.
โ
๐๐ก๐๐ญ๐ฌ๐๐ฉ๐ฉ-๐ค๐ โ http://wa.me/+252618833333