Carwo Hiddo

Carwo Hiddo Carwo Hiddo waa goob kaa haqab tiraysa dharka dumarka waliba kuwo tayo sare oo qiimo jaban ah

07/06/2026
Hambalyo sanad guuradii 1aad ee Carwo Hiddo πŸŽ‰πŸ€Maanta waxaan si farxad iyo sharaf leh u xusayna sanadkii koowaad ee Carwo...
16/02/2026

Hambalyo sanad guuradii 1aad ee Carwo Hiddo πŸŽ‰πŸ€
Maanta waxaan si farxad iyo sharaf leh u xusayna sanadkii koowaad ee Carwo Hiddo.
Markaan dib u eegno halkii aan ka bilownay ilaa halka aan maanta taagan nahay, qalbigeennu waxa ka buuxa mahadnaq iyo kalsooni.
Macaamiisheenna qaaliga ah, idinkaa sabab u ah kobaca iyo guusha aan gaarnay. Kalsoonidiinna, taageeradiinna iyo jacaylkiinna ayaa naga dhigay ganacsi adag oo lagu faano.
Carwo Hiddo ma aha oo kaliya meel lagu iibiyo dhar dumar, waa qoys ay dhiseen macaamiil qiimo leh.
Mahadsanidiin dhammaantiin. Safarkeenna wali waa socdaa, waxaana ku kalsoonahay in sanadada soo socda ay ka qurux badnaan doonaan kii h**e, Insha Allah. ✨🀍

12/02/2026
Khafiif Baati
12/01/2026

Khafiif Baati

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Carwo Hiddo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share