Casri Shopping Center

Casri Shopping Center Waa Suuq Online ah aad si fududud wax kaga iibsan karto adiga oo Gurigaaga Jooga ama Xafiiskaaga

01/04/2024

Ku Ciideyso Kabo Shidan oo yaan lagaa Dhameysan waana tiro kooban Nagalasoo xiriir What'sApp 770854247

01/04/2024

Kabaha Ciida ee Dumarka oo Shidan Yaan lagaa Dhameysan waa tiro kooban Nagalasoo xiriir What'sApp 770854247

30/03/2024

Waxaa wali Socoto Qiimo-Dhimisti Dharkan Kafaaideysi wacan, Hada Dalbo oo hada Hel Adigoo Gurigaada jooga, Nagalasoo xiriir What'sApp 770854247

Mogadisho Hargeisa, Somalia

24/03/2024

Macaamiisheenna waxaan idiin Sameynnay Qiimo-Dhimis Weyn, Dhamaan Alaabtan waa Xaraash, Shaambooyinka waa 4 dollar kaliya
Qiimo Dhimista waxay Soconeysaa Maalmaha Ramadan ka haray, Kafaaideysi wacan,

Nagalasoo xiriir What'sApp 770854247

21/03/2024

Dharki Ciida ee Wiilasha yar yar oo Tayo iyo Qurux iskudarsaday 💯.
Qiimuhu waa macquul

Kasoo dalbo. 📲252770854247

21/03/2024

Toobabki Ciida ee Gabdhaha yar yar
2 jir iyo 3 jir
Qiimuhu waa macquul

Kasoo dalbo 📲252770854247

19/03/2024

Macmiil kusoo Dhawaada Dharka Ciida Sanadkaan 2024 waana Dhar Tayo leh iyo Qiimo Macquul ah, Fadlan What'sApp Nagalasoo xiriir 252770854247

Asc Macaamiisheenna Qaaliga waxaan Sameynnay Qiimo-Dhimis Weyn  Gaar-ahaan Shaambooyinka, Saliida Jeexjeexa Bi'ineysay, ...
27/02/2024

Asc Macaamiisheenna Qaaliga waxaan Sameynnay Qiimo-Dhimis Weyn Gaar-ahaan Shaambooyinka, Saliida Jeexjeexa Bi'ineysay, Saabuunta Timaha, Derma Roller iyo Barafuunnada, Sidoo kale waxaan heynnaa Saliida Rossmery, Nagalasoo xiriir What'sApp 770854247

FG, Shaambooyinka Qiimihi H**e 12 dollar Qiimaha hada waa 5 dollar kaliya, Kafaaideysi wacan

Hadaad Tima'daadasho Ama Bidaar Kudhibaneyd Xalkaaga waa Saliidan Rossmery iyo Derma Roller, Nagalasoo xiriir What'sApp ...
23/02/2024

Hadaad Tima'daadasho Ama Bidaar Kudhibaneyd Xalkaaga waa Saliidan Rossmery iyo Derma Roller, Nagalasoo xiriir What'sApp 770854247

Macmiil waxaan idiinsoo Celinnay Shaambooyinkan iyo Saliida Rossmery iyo Saabuunti Timaha oo Dabiici ah, Sidoo kale Bara...
23/02/2024

Macmiil waxaan idiinsoo Celinnay Shaambooyinkan iyo Saliida Rossmery iyo Saabuunti Timaha oo Dabiici ah, Sidoo kale Barafuunnadan waa Diyaar,

FG Qiimo aad ujaban ayaad ku helidoontaa Shaambooyinka oo Marki H**e 15 dollar ahaa Hada waa 7 dollar kaliya, iyo Keenista oo Bilaash ah Hadaad Muqdisho joogto, Kafaaideysi Wacan, Kasoo Dalbo Whats'App-kan 770854247

Macmiil waxaan idiin keennay Kabihi Lawada Sugaayay waana kaharay Tiro kooban waxaana Socota Qiimo-Dhimis Yaan lamoogaan...
23/02/2024

Macmiil waxaan idiin keennay Kabihi Lawada Sugaayay waana kaharay Tiro kooban waxaana Socota Qiimo-Dhimis Yaan lamoogaan, Kasoo Dalbo Whats'App-kan 770854247

Saliida Jeexjeexa Bi'ineysayJeexjeexa Jirka iyo Caloosha Waqti kooban isaga Daweey Adigoo Isticmaalaya Saliidan oo Waxta...
23/02/2024

Saliida Jeexjeexa Bi'ineysay

Jeexjeexa Jirka iyo Caloosha Waqti kooban isaga Daweey Adigoo Isticmaalaya Saliidan oo Waxtarkeeda Lahubo Tayo Sare leh, Meelkasta aad Joogto waa Laguu Keenayaa Macmiil kasoo Dalbo Whats'App-kan 770854247, 252770854247

Address

Mogadishu

Telephone

+252770854247

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Casri Shopping Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Casri Shopping Center:

Share