Hantiwadaag Islamic Investment

Hantiwadaag Islamic Investment The first Somali financial technology platform for investment and savings solutions that comply with Sharia controls.

Wargelin‼️‼️‼️Waxaan halkan uga wargelinaynaa shacbiga Soomaaliyeed in annaga oo ah bahda Hantiwadaag Islamic Investment...
21/04/2026

Wargelin‼️‼️‼️

Waxaan halkan uga wargelinaynaa shacbiga Soomaaliyeed in annaga oo ah bahda Hantiwadaag Islamic Investment aan caddeyneyno in aysan waxba ka jirin wararka been abuurka ah ee uu faafinayo shirkad been ah oo isku magacawday Hantiwadaag Investment Company.

Sidaas darteed, waxaan shacabka Soomaaliyeed uga digeynaa khatarta weyn ee ka iman karta marin habaabinta iyo xogaha aan saxda ahayn ee ay faafinayaan.

Mahadsanidiin.

Address

Bakare Market, Khalifa
Muqdisho
00000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hantiwadaag Islamic Investment posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share