SAYLAC MEDIA

SAYLAC  MEDIA nabi maxamed ku sali Scw markaad soo booqato profilekan

15/08/2026

ha joojiso cidna la hadli-mayno.." Boqor Buurmadaw

waxa Hada Xariirad la iskugu keenay oo lala kala wareegayaa 4 Dirwal oo inka Badan 14 Cisho lakala haystay kuwaasi ay ka...
15/08/2026

waxa Hada Xariirad la iskugu keenay oo lala kala wareegayaa 4 Dirwal oo inka Badan 14 Cisho lakala haystay kuwaasi ay kala haysteen Ciise iyo Gadabuursi.

14/08/2026

Qudbadii Jimcaha ee Masjidka Safaari iyo Sheekh Dr Maxamed Khadar Oo Kamida Culimada

Shacabka Djibouti 🇩🇯 oo si weyn u soo dhoweeyay Liibaan Abdirisaaq oo calanwade ka ahaa ciyaartii UEFA SUPER CUP.
14/08/2026

Shacabka Djibouti 🇩🇯 oo si weyn u soo dhoweeyay Liibaan Abdirisaaq oo calanwade ka ahaa ciyaartii UEFA SUPER CUP.

14/08/2026

Nin ayaa Maydkiisa Laga Helay Duleedka Berbara Ee

Asxaabta Caawa  Waa Jimce Hayno Badino Saliga Nabigeena Scw Scw
13/08/2026

Asxaabta Caawa Waa Jimce
Hayno Badino Saliga Nabigeena Scw Scw

Garsoore Cumar Cartan ayaa maalinta barito oo Jimco ah kusoo wajahan magaalada Muqdisho, isagoo Soomaliya usida Bilad-sh...
13/08/2026

Garsoore Cumar Cartan ayaa maalinta barito oo Jimco ah kusoo wajahan magaalada Muqdisho, isagoo Soomaliya usida Bilad-sharaf weyn. 🥇

Dowladda Soomaaliya iyo shacabka waxaa saaran waajib, in soo dhoweyn qurux badan loo sameeyo Halyeeyga Soomaaliyeed Garsoore Omar Arten.

13/08/2026

Daawo Qaabki Garsoore Cumar
Cartan Uu Xalay udhedhe xaadiyay Ciyaarti

13/08/2026

Su Aasha iswaydiinta
mudan Waxay Tahay heshiski udhexeyay labada Belod
gadabursi & ciise udhaxeyay ayaa ka baxay ganaa ximeday ?

Tirada Dadka Boorama Ku Nool Oo Gaadhay 600,000 Sida Ay Soo Saartay Daraasad Ay Samaysay Jaamacada Camuud.  ????
13/08/2026

Tirada Dadka Boorama Ku Nool Oo Gaadhay 600,000 Sida Ay Soo Saartay Daraasad Ay Samaysay Jaamacada Camuud. ????

Address

Saylac
00252

Telephone

+252638037823

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SAYLAC MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share