Warda Fashion & Style

Warda Fashion & Style Event

Assalamu calaykum intii u danbaysaye oo discount la galiyaye ka faa’idaysta hablo Alaabta qaarba set kaliya ka yaala 🌅 #...
29/11/2022

Assalamu calaykum intii u danbaysaye oo discount la galiyaye ka faa’idaysta hablo Alaabta qaarba set kaliya ka yaala 🌅
#4129276

Salaam hablo simple Home decoration waa inoo diyaar 🖼🏡 in kooban baana ka taala 4129276
23/09/2022

Salaam hablo simple Home decoration waa inoo diyaar 🖼🏡 in kooban baana ka taala

4129276

Assalamu calaykum hablo Home decoration in kooban baa ka hadhaye ka Faa’idaysta hablo   qurxi gurigaaga qarash yar 🥰🏠❤️🌺...
02/08/2022

Assalamu calaykum hablo Home decoration in kooban baa ka hadhaye ka Faa’idaysta hablo
qurxi gurigaaga qarash yar 🥰🏠❤️🌺

0634129276

  qurxi gurigaaga qarash yar🏠🕊🥰Assalamu calaykum hablo waa diyaar home decoration kaas oo unique Ah weliba iyo qiimo Aad...
13/07/2022

qurxi gurigaaga qarash yar🏠🕊🥰

Assalamu calaykum hablo waa diyaar home decoration kaas oo unique Ah weliba iyo qiimo Aad u jaban
$qiimaha Alaabtasina dhamaantood waxaye u dhexeeyaan $7 ilaa $16

Guryaha meherada ganacsiga intaba waad ku qurxisanaysaan 🌺💕🥰

What’s up #4129276

بسم الله الرحمن الرحيم.🥀Skin Doctor   Mask. : 1000mlWaa masks cusub oo timaha ah waana    100%.Waxay xal u yihiin timaha...
11/06/2021

بسم الله الرحمن الرحيم.🥀
Skin Doctor Mask.
: 1000ml

Waa masks cusub oo timaha ah waana 100%.
Waxay xal u yihiin timaha ee ,timaha aan baxayn,waxay si dabiiciya kuugu soo celinayan tayadii timahaaga.
Timaha chemicalka dhibaatadu kasoo gaadhayna mask gan ayaa xal u ah.

Faahfaahin intaa dheer nala so xidhiidh.
Ama inboxka fariin nagu reeb.

بسم الله الرحمن الرحيم Asalamu.calaykum hablo waxaan dib u keenaye   oil oo faa'idooyinkiisa ay garanayso intii isticmaa...
08/01/2021

بسم الله الرحمن الرحيم
Asalamu.calaykum hablo waxaan dib u keenaye oil oo faa'idooyinkiisa ay garanayso intii isticmaashaye wajigu wuxu noqonaya mid Nafaqaysan oo dhalaalaya. 😍
Sidoo kale waxa idiin diyaara scrupkii cajiibka Aha ee charcoal wajiga uu nuurinayaah madmadowga iyo hadhka dufanka uu ka biinaya.
Vitamin.e 6$
Scrupka.6$
Wixii intaa dheerad Ah inboxka fariin igu dhaaf

Faaiidooyinka malabka waa qaar Aan la so koobi karayn waxa uu malabku qayb wayn ka qaata in qofku helo cafimaad buuxa si...
12/11/2020

Faaiidooyinka malabka waa qaar Aan la so koobi karayn waxa uu malabku qayb wayn ka qaata in qofku helo cafimaad buuxa sidoo kale wuxu qayb ka qaata qurxinta iyo Nafaqaynta maqaarka sida wajiga.
kobciyaa
qaboojiyaa
iyo qurux dheerad Ah buu siiya hadaba hablo qaabkee Alaabta dabiiciga eed wajiga marsato ugaga Faa'iidaysta se imisa shay baad ku dartaa malabka oo faa'iido ka hesheen.
Ha la kala Faa'iidaysto Hablo.🥛🥚🍌⚘🥰

12/11/2020

× Assalamualaikum
× Insh Allah
× Fi Amanillah
× Alhamdulilah
× Mansh Allah
× subhanallah
× Jazakallah
❤⚘🕊

بسم الله الرحمن الرحيم                           nails Hablo waa inoo diyaar cidiyihii oo nashqad kasta leh waxaye watan...
27/08/2020

بسم الله الرحمن الرحيم nails
Hablo waa inoo diyaar cidiyihii oo nashqad kasta leh waxaye watan xabagtoodii💅 jumlo iyo tafaariqba
Art nails only 4$
Eye lashes $4

Salam hablo waa xinihii xabagta oo nashqado Aad u qurux.badan leh noockastana leh yar.yar qaar dhex iyo waawaynba⚘ si fu...
08/07/2020

Salam hablo waa xinihii xabagta oo nashqado Aad u qurux.badan leh noockastana leh yar.yar qaar dhex iyo waawaynba⚘ si fuduud u marso Adoo gurigaaga jooga xino qurux badan💅...
FG: kaagama baahna inaad taqaanid marinta xinaha cidkasta way marsankarta

Ku.so dhawaada hablo  .Natural.Skin care oo Ah  .mask powder Ah dhamaantii ka samaysan Herbal..laguna farsameeyaye   Ara...
07/06/2020

Ku.so dhawaada hablo .Natural.Skin care oo Ah .mask powder Ah dhamaantii ka samaysan Herbal..laguna farsameeyaye Arab..Faa'idooyinkiisu Adbay u fara.badanyihiin wajigana waxa uu siinaya iyo cadaan dabiiciya..sidoo kale waxa u ka saaraya skin.ka madmadowga iyo hadhka qoroxdu sababto ama raadka finanku reeban." And Ance.scar's"🌹
Wixii faahfahina nagala so xidhiidh whatsup numberkan

Hello everyone!! Its Handmade flowers. do you like to make them,  please tell me if you like, iwould share😎
03/06/2020

Hello everyone!! Its Handmade flowers. do you like to make them, please tell me if you like, iwould share😎

Address

Istanbul

Telephone

+252634129276

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warda Fashion & Style posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share