Goley & Taajir shop

Goley & Taajir shop Kontaktinformationen, Karte und Wegbeschreibungen, Kontaktformulare, Öffnungszeiten, Dienstleistungen, Bewertungen, Fotos, Videos und Ankündigungen von Goley & Taajir shop, Bekleidungsgeschäft, Schweinfurt.

17/04/2018

STADT UND LANDKREIS SCHWEINFURT - Was war das doch für ein Kopf an Kopf-Rennen letztes Jahr: Bei Mar

24/12/2017
31/12/2016

2017 iyo adeeg cusub insha allah

Auto und Motorrad
09/12/2016

Auto und Motorrad

Online-Einkauf mit großartigem Angebot im Auto & Motorrad Shop.

09/12/2016


Qiimo macquul Iyo post free ah Nike
07/12/2016

Qiimo macquul Iyo post free ah Nike

06/12/2016

AbuuriS Shaqo.
Maamulka Goley&Taajir Shop
Matahay qof shaqo doon ah mahaysataa Internet joogto ah iyo labtop ma tahay qof ku fiican dhanka Media Network suuq geynta maku ficantahay adigoon daalin hel mushar joogto ah fadlan hadaad daneneyso shaqada ISO dir Cv yar oo ka hadlaya waxaad so bartay Iyo waxa aad ka so shaqaysay Iyo halka joogto muhiimada wa inaad Internet iyo laptop ama computer aad haysato Iyo shanta saladood oo aad ilaaliso.

05/12/2016

Macaamisha waxa ku wargelinayna inaan qaban bakhtiyanasiib 26.12.2016 oooo aan ugu talagalnay macaamisheena taaso ugu dabaal dagayno sanad gurradii 4aad markI ay ka so waregatay aasaaski dukaanka Goley an Taajir shop diyaar noqo....

saacad smartphone qiimaheeda waa 80 euro waxayna kugu shaqanysaa simkaar waliba oo aad geliso 3Dwaxay kalo ledahay Kamer...
05/12/2016

saacad smartphone qiimaheeda waa 80 euro waxayna kugu shaqanysaa simkaar waliba oo aad geliso 3D
waxay kalo ledahay Kamera sidoo kale waxaad ku isticmaali kartaa memory ilaa 32 GB intaan laga dhamaysan dalbo

waxaan ku war gelinayna somalida ku dhaqan dalka jarmalka inaan u hayno gaari raqiis ah gaariga waa shirkada Ford dhaawa...
05/12/2016

waxaan ku war gelinayna somalida ku dhaqan dalka jarmalka inaan u hayno gaari raqiis ah gaariga waa shirkada Ford dhaawac yar ayuuna gadaal ka leyahay qiimaha gaariga waa 600 euro sanad tüv ahna wu leyahay fadlan massege ino so dir hadad degantahay dalka jarmalka iyo wadamada u dhow oo donayso inaad iibsato gaariga

05/12/2016


06/01/2014

Maamulka pagekaan wuxuu idin sheegayaa in Goley & Taajir uu howlihiisa laba laabayo ooo idin ku bishaareynayaa in aad dalabkiina ka dalbataaan walaalo fashion .
Hadaba booqda oo dalabkiina halkaa ka dhiibta , waa ka xunahay cillad dhanka farsamada oo goley and tajir soo wajahday sida awgeed waxaa go'aansanay in howliihii aan idin haynay aan u wareejino dukaankaas walaalo fashion .
https://www.facebook.com/walaalofashion

Welcome, Hido&Co the home of all Somali culture from clothing to home decor. you will find it here.

Adresse

Schweinfurt
97421

Telefon

015210125250

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Goley & Taajir shop erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Goley & Taajir shop senden:

Teilen