Said Daci

Said Daci Mudane

Masha Allah waxaa mahad iska leh Allah(sw) oo inoo ogolaaday inaan diinta darteed u baxno
06/09/2020

Masha Allah waxaa mahad iska leh Allah(sw) oo inoo ogolaaday inaan diinta darteed u baxno

23/06/2020

Green star compuny

Sadaqad lala baxo waxaa ugu qalisan waa inaad qof xanuunsan oo dhiig la'aan hayso inaad dhiig u shubtid waxaa iga dar da...
12/02/2020

Sadaqad lala baxo waxaa ugu qalisan waa inaad qof xanuunsan oo dhiig la'aan hayso inaad dhiig u shubtid waxaa iga dar daaran iyo talo ah Mar walba Ku dadaala inaad caawisaan walaalihiina xanuunsan waad mahadsantihiin

Walaalayaal warqadan waa warqad qof dhintay ayay cadaynaysaa oo dad ayay ka halowday(luntay) sidaa darteed qofkii raadin...
24/01/2020

Walaalayaal warqadan waa warqad qof dhintay ayay cadaynaysaa oo dad ayay ka halowday(luntay) sidaa darteed qofkii raadinayo si uu u helo sii faafiya waxaa laga helay xayaablay gaar ahaan Miskiid khalid binu waliid agtiisa qofkii u baahdo number kan ha igala soo xidhiidho 77877195 walaalayaal sii share gareeya allahaa idin ka ajar siiyee

🌼🌼🌼💐💐💐Asc Asxaabtayda qaliga waan idin slmy salaantaas oo idiinka timiday wllkiin said daci sln kadib🌷🌷🌷🌷wxn rabaa inaan...
20/01/2020

🌼🌼🌼💐💐💐Asc Asxaabtayda qaliga waan idin slmy salaantaas oo idiinka timiday wllkiin said daci sln kadib🌷🌷🌷🌷wxn rabaa inaan idiin sheego labo shay oo ay dadka badankoodu war ka haynin ama ayna dareensanayn inay nimcad tahay kuwaas oo ah labo nimcadood oo aad u waawayn siduu nebigeenu(NNKH) noo sheegay lkn dhibaatada jirta ayaa ah dadka badankoodu wax nimcad ah ama faa'iido badan inay ugu fadhido nimcadaas uma malaysid hadaba u jeedada hadalkayga ayaa ah labada shay u nebigu(scw) noo sheegay ayaa ah """Wakhtiga iyo caafimaadka""" sidaa darteed idiinka iyo anigaba wxn u dar daarmayaa inaan labadaas shay dareenoh oon Ku dadaalno sidaan uga faa'iidaysan lahayn waa iga talo iyo waano walaaltinimo waad mahadsantihiin🌷🌷🌷🌹🌹Hadaad Awoodaana sii share gareeya🌸🌸🌸💐💐💐

🌸🌸🌸Wll Fariintan umadda iga gaadhsii khayr allahaa idin siiyee🌷🌷🌷🌷🌼🌼Mar kaste iyo xaalad kasteba isku day inaad sidii lo...
12/01/2020

🌸🌸🌸Wll Fariintan umadda iga gaadhsii khayr allahaa idin siiyee🌷🌷🌷🌷🌼🌼Mar kaste iyo xaalad kasteba isku day inaad sidii loo baahnaa aad u isticmaashid suuradahan een hoos niigusoo diray gaar ahaan xiliga aad sii seexanayaso waa iga dar daaran iyo waano walaaltinimo waad mahadsantihiin

💐🌸🌸Fariin idiinka timiday said daci🌷🌷🌷Fariintan oo ah walaalayaal anigoo idin jecel oo Mar walba khayrka inaan is xasuus...
10/01/2020

💐🌸🌸Fariin idiinka timiday said daci🌷🌷🌷Fariintan oo ah walaalayaal anigoo idin jecel oo Mar walba khayrka inaan is xasuusino jecel wxn idin xasuusinayaa inaan saacada qiyaamaha iyo dhimashada kadib imtixaanaadka la mari doono uu u horeeyo qabrigu inaan saacad kaste iyo daqiiqad kaste aan xasuusnaano si aan ugu sahay qaadano maalintaas xanuunka badan ugu danbayn naftayda iyo naftiinaba wxn idinkula dar daarmayaa inaan safarkaa dheer een soo noqodka lahayn u wada diyaar garowno waayo wax lays xasuusiyo waxaa ugu muhiimsan waa geerida🌾🌾🌺🌺Akhriskiina waad Ku mahadsantahiin intii wax Ku qaadato allahaa inaga yeelo🌹🌹🌴🌴SHARE GAREE🌿🌿🌿

🌷🌷🌷🌷🌼🌼🌼Wll sii share gareeya si uu khayrku inoo wada gaadho🌱🌱🌱🌻🌻Asc dhamaan umada islaamka waan idin salaamay sln kadib🌹...
09/01/2020

🌷🌷🌷🌷🌼🌼🌼Wll sii share gareeya si uu khayrku inoo wada gaadho🌱🌱🌱🌻🌻Asc dhamaan umada islaamka waan idin salaamay sln kadib🌹🌹💐💐 Sidaan horayba niigu sheegay waxaa nagusoo dhoow wakhtiga fooda nagusoo haya ishtimaacii kadhacayay Djibouti 16/01/2020 sidaa darteed wxn Mar labaad idin xasuusinayaa inaad kasoo qayb gashaan dhamaan meel kastood caalamka ka joogtiin waa iga dar daaran wlltinimo oo idiinka wll idin jecel oo khayr kaste idinla la jecel🌲🌲🌷🌷🌷🌷Sii share gareeya si ajarka u wada qaybsano🌺🌺🌼🌼

Adresse

Www. Mudane Seid Daci. Com
Boulas
MJM647557

Téléphone

+25377877195

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Said Daci publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager