Bushra fashion Djibouti

Bushra fashion Djibouti fashion and beauty shop

14/06/2024

Fadlan hadii uu iigu jiro qof somaliyeed oo joog yemen cadan

Gaar ahaan suoq cadan aldawli ha ila soo xadhiidho wiil ayay hoyadii raadinaysa mudo 5 sano ah halkaas ayaana ugu war danbaysay

Fadlan ka farxi hooyada

Please share

Whatsapp 00252636446804 ama facebook gan messengerkisa

13/08/2022
13/08/2022
04/08/2022

Arived today

27/07/2022

Available now

24/07/2022

Contacte sur 77208210 djibouti place hayabley

21/07/2022

Contacte 77208210

19/07/2022
Muqadisho Kaydkii amisom ee xalane yaalay ayaa gubanaya lamana yaqaano waxa sababay dabkaas
11/03/2022

Muqadisho

Kaydkii amisom ee xalane yaalay ayaa gubanaya lamana yaqaano waxa sababay dabkaas

Dagaalka Ukraine ayaa fashiliyey shaybaadho ku yaalla dalkaas oo uu Maraykanku si sir ah ugu kaydin jiray, Fayrasyo, bak...
11/03/2022

Dagaalka Ukraine ayaa fashiliyey shaybaadho ku yaalla dalkaas oo uu Maraykanku si sir ah ugu kaydin jiray, Fayrasyo, bakteeriyo iyo Jeermiyo sababaya xanuunno kala duwan oo khatar ah.

Igor Nikulin oo ah xeeldheere madax u ah waaxda difaaca khataraha bayoolojiga ee milateriga Ruushka, ayaa sheegay in shaybaadhadani ay awood u lahaayeen in ay soo saaraan Fayrasyo dilaa ah oo si qarsoodi ah loogu sii deyn karo hawada. Laakiin markii ciidamada Ruushku soo dhowaadeen ay khubarada Maraykanka ee joogay ay dhaqso u tirtireen waxyaabo badan.

Tirada shaybaadhadan ayaa ahayd ugu yaraan 15 ku filqan magaalooyin iyo deegaanno kala duwan oo caasimaddu ku jirto, kuwaas oo qaarkood ay wasaaradda gaashaandhigga Maryakanku si cad ugu sheegtay boggeeda internet ka, laakiin markii dagaalku bilowday ay ka saartay.

Fayrasyada ay xarumahani soo saaraan ayaa isugu jiray kuwo khatar ku ah dadka, dhirta iyo xayawaankaba. Waxaa ku jiray fayraska keena xanuunka Furuqa (Smallpox) oo h**e adduunka looga dabargooyey. Fayraskan ayaa ay shabakadda wararka Russia today sheegtay in xeeldheereyaasha Maraykanku ay ku sameeyeen dhallan rog u ekeysiinaya fayraska Coronavirus.

Maalqabeenka Bill Gates oo h**e muranno uga dhasheen saadaal uu ku sheegay xanuunka Coronavirus, ayaa mar kale sheegay in xanuunka labaad ee adduunka ku soo fool leh uu yahay ‘Furuqa’, kaas oo ka khatar badan sidii uu ahaan jiray.

Fayrasyada kale ee Maraykanku ku beerayey shaybaadhada Ukraine ugu yaalla waxaa ka mid ah fayraska keena xanuunka ‘Tularemia’ oo maqaarka ku dhaca, noocyo kala duwan oo xanuunka Buruseellaha ah, daacuunka iyo xanuunno kale.

Baarlamaaanka dalka Ukraine ayaa bishii Abriil 2020, waxa uu madaxweynaha dalkaas Zelenskyy u diray warqad rasmi ah oo uu kaga dlabanayo in uu fasiro ujeedada shaybaadhada bayoolojiga ah ee Maraykanku ku leeyahay dalkooda, iyo in uu caddeeyo baahida keenta y in la sameeyo. Laakiin madaxweynuhu k**a uu soo jawaabin qoraalkaas.

Wasaaradda arrimaha dibadda ee China ayaa iyaduna salaasadii 8 Maarso 2022 Maraykanka ka dalbatay in uu faahfaahin ka bixiyo shaybaadhada Bayoolojiga ah ee uu ka sameeyey Ukraine, tusaale ahaan tirada noocyada Fayraska ee ku jira, ujeedada loo kaydiyey, Iwm.

Adresse

Djibouti Hayabley
Boulas

Téléphone

+25377208210

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Bushra fashion Djibouti publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Bushra fashion Djibouti:

Raccourcis

Partager