02/01/2024
Waxa manta ilahay noo surto galiyay inan ka qayb qadano tabarucaadka dadka danyartaa ee xafada qabalaha 1aad ee deg gashamo dadkaasoo dhanaa 5 qoys oo danyaraa waxaa qayb wayn kahaa mamulka xafada 1aad iyo unug asaska iyo unug hosadadooda ee qabalaha waxa nagalasoo qaayb galay xubnaha xisbiga barwaaqo ee deg gashmo
Waxay mahadi usugnaaty alllaha Wayn ee noo surto galiyay