15/03/2022
Morning my friends and my people where ever you are in the world, this is habibo Mohamed Ali.first i thank to God in every situation (Alhamdullilaah).secondly,
I have the ability to make my skills tie and dyes clothing that am using in a various way of different colors, so plz am requesting you to like and share my page thanks a lot.
Translation
Subax wanagsan asxaabteyda iyo dadkeyga melkasta ood adunka kajogtan. Tani waa Habibo Mohamed Ali, marka h**e Illah ayn kumahadiyaa xalat kasto oon kusuganahay alxamdullilaah, marka xigta wxn leeyahay awood aan kusameyo xirfadaheyga dharkarinta anoo isticmalaayo qabab kala duwan iyo kalaro kala duwan sas darted wxn idinka codsanayaa inaad isheer gareysan ina leer gareysan bogeyga FB ka waad mahadsantihiin in badan .