Team 27 girls

Team 27 girls Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Team 27 girls, Jalan Genting Klang, Kuala Lumpur.
(3)

Happiness is not by chance, but by choice and I know i am not perfect; I just have to be me✨🌟 ☮️   #❤️‍🔥🇵🇭💍🇲🇦❤️‍🔥
18/08/2026

Happiness is not by chance, but by choice and I know i am not perfect; I just have to be me✨🌟 ☮️ #❤️‍🔥🇵🇭💍🇲🇦❤️‍🔥

Ninka aan rabo.Waxaan rabaa nin habeen walba intan ii sameeya.Gacaliso aqalkiini baan hor taaganahee soo bax, waan awood...
18/08/2026

Ninka aan rabo.

Waxaan rabaa nin habeen walba intan ii sameeya.

Gacaliso aqalkiini baan hor taaganahee soo bax, waan awoodi waayey inaan hurdo tago anigoon sii arag indhahaagii quruxda badnaa. Gacaliso markaan ku arko culays iyo daal walba oo aan dareemaayo wuu iga ba'aa, waxaana noqdaa sidii ilmo yar oo hooyadii dhabta kaga jiifa degganaanta aan agtaada ku dareemo darteed.

Ka dibna aan dhaho run isheeg gacaliye miyaad joogtaa? Mise waad ila kaftamaysaa? Isna idhaho: "haa wlhi gacaliso waan joogaaye soo bax."
Ka dibna anoo gudaha farxad badan ka dareemaaya, xishoonaayana aan u baxo.

Ka dib ubax qurux badan oo udgoon iyo chocolate-kii aan jeclaa lay siiyo. Ka dibna idhaho gacaliso guriga ku noqo yaanay dhaxani iga kaa galine, markaan aqalka tagaan kula soo hadli doona oo aan maalintaadi sida ay kuu ahayd kaa waraysan doonaaye. Iminka waxa kaliya ee aan u imid waa inaan quruxdaada ku sii indho doogsado, ubaxaad jeclaydna aan kuu keeno gacaliso.

Waan ku jeclahay Deggan intaad og tahay in ka badan. Waan ku faraxsanahay inaad noloshayda ku jirto, runtii waxaan ahay nin nasiib badan oo waalidkii u duceeyey.

Ragga duhurkii markay sii rawaxayaan aan aqalkooda tagin iyagoo faro madhan, ee wax sii qaada, ragga kale way ka qurux b...
18/08/2026

Ragga duhurkii markay sii rawaxayaan aan aqalkooda tagin iyagoo faro madhan, ee wax sii qaada, ragga kale way ka qurux badan yihiin.

Naag lacag leh hadaan ahaan lahaa, waxaan furi lahaa tukaan weyn oo wada ubaxyo ah, si nin walbaa marka uu sii hoyanaayo...
18/08/2026

Naag lacag leh hadaan ahaan lahaa, waxaan furi lahaa tukaan weyn oo wada ubaxyo ah, si nin walbaa marka uu sii hoyanaayo ama uu date aadaayo uu ugu sii qaado gacalisadiisa hal ubax oo free ah.

Nin aan waligii ubax u iibin gacalisadiisa, waa malaaley oo kale. 😁

Gabadha hadiyad yar oo aad u garataa, maalinteeda qurxin karta. ❤️🌹Duhurkii anoo jidka soo socda oo shaqadii aan 6 subax...
18/08/2026

Gabadha hadiyad yar oo aad u garataa, maalinteeda qurxin karta. ❤️🌹

Duhurkii anoo jidka soo socda oo shaqadii aan 6 subaxnimo galay ka soo baxay 12 duhurnimo, ayaa nin wadada maraayey isiiyey ubaxan quruxda badan ee udgoon. Dee daalkii iyo madax xanunkii waan iska ilaawayba. 😁

Gabdhaha waxyaabaha yaryar ee sida garashada leh loo siiya, uga farxad badan waxyaabaha qaaliga ah ee ay kaa dalbadaan.

Raggow garashada ogaada.❤️

Naago ka xanaaqaya naag amaantay naago kale.!!!Naagahasi subscribe-ta waxay ula laabteen, maadaama naago kale la amaanay...
18/08/2026

Naago ka xanaaqaya naag amaantay naago kale.!!!

Naagahasi subscribe-ta waxay ula laabteen, maadaama naago kale la amaanay hada maaha waa la caayey.!!!

Dumarland-nimada waxa lagu qadhaabta marka ragga soomaalida la caayaayo, intaa wixii ka soo hadha waxad ka xanaaqaysa naag kale oo la amaanay. Bal adba

Musaylama ayey labba kala tirsadaan. 😁

Jimcaha waan ka jeclahay maalmaha kale❤️
14/08/2026

Jimcaha waan ka jeclahay maalmaha kale❤️

Juma mubarak💙❤️
14/08/2026

Juma mubarak💙❤️

Hi ❤️
14/08/2026

Hi ❤️

Maalmahaan rabaan dhex mushaaxayaa❤️🔥
13/08/2026

Maalmahaan rabaan dhex mushaaxayaa❤️🔥

Address

Jalan Genting Klang
Kuala Lumpur

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Team 27 girls posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share