20/08/2021
Kaluunka waxaa la yiri waxay ka caafimaad fcn badan tahay hilibka lkn waxaan ogaadey Iney run tahay sababto ah kaluunka wuxuu cunaa Cuno madiif ah oo barootiin ah jirkiisuna Waa nadiif runti kaluunka inta aad ka Cuni kartid k**a Cuni kartid hilibka sababto waxa weeye hilibka waxaa ku badan subag subaguna Uma dulqaadan Karo beer ka bini aadamka asxbta pegkaan like saar Ina share garey