Mimi Super Style

Mimi Super Style Kuso dhawow page ka rasmiga ah ee carwada Mimi Super Style .

Waxad naga heli dontan :

- Noocyadi ugu dambeyay dharka rag dumar iyo caruur .
- Kareemo iyo dhaman agabka qurxinta.
- Barafuumo caraf badan

13/12/2025

Sannad guuro wacan 🧡🖤

Sannad-guuradii saddexaad ee aasaaska carwada Mimi Super Style . Waxan dhamaan team Mimi  ugu Hambalyayna sannadgurada k...
11/12/2025

Sannad-guuradii saddexaad ee aasaaska carwada Mimi Super Style .

Waxan dhamaan team Mimi ugu Hambalyayna sannadgurada kaso wareegtay maalinkii la aasaasay carwada.

Saddex sano oo dedaal iyo daryeel ah .

Hambalyo team Mimi 🖤🧡

Subax wanagsan team Mimi super style 😍
26/05/2025

Subax wanagsan team Mimi super style 😍

Waxa sharaf weyn ino ahed inan ka qeyb galno bandhig ama showcasing lagu qabanaye magalada Baydhabo.Waxan ka qeyb galnay...
30/04/2025

Waxa sharaf weyn ino ahed inan ka qeyb galno bandhig ama showcasing lagu qabanaye magalada Baydhabo.

Waxan ka qeyb galnay madal laguso bandhigayey magaalada Baydhabo in ka badan 200 qof oo xirfadlayaal ah iskana kaashanayeen Hay’adaha GIRD iyo GIZ xirfadahodana iskugu jiraan cilaan saar, samenta Shambo iyo saabunta , makanikada baaburta iyo biraha , iyado an dhiragalin usameynay una balan qaadnay inan suuqa ka caawin doono si xirfadooda u kordhiyan una hormariyaan mar walba.

Team Mimi marwaliba waxay diyaar uyihin garab istaaga iyo dhiiragalinta ganacsatada kuso biiraya suuqa .


Jimce wanagsan 🖤🧡
25/04/2025

Jimce wanagsan 🖤🧡

Jawaab caqli gal ah keen qofka an skin care isticmalinow .
15/04/2025

Jawaab caqli gal ah keen qofka an skin care isticmalinow .

Maamulaha ahna mulkiilaha guud ee Mimi Super Style ayaa Magaalada Narobia ee Caasimada Dalka Kenya kaga qeybgashay Tabab...
13/04/2025

Maamulaha ahna mulkiilaha guud ee Mimi Super Style ayaa Magaalada Narobia ee Caasimada Dalka Kenya kaga qeybgashay Tababar Heer Sare.

Tababarkan oo ay soo Qaban-Qaabiyeen GIZ iyo EPIS oo Kaashanaya Jarmalka, ayaa loogu talagalay Ganacsatada iyo dadka ka shaqeeya Horumarinta Bulshada si ay tababaro u siiyaan Ganacsatada yar yar ee ku nool Magaalooyinka Baydhabo iyo Kismaayo.

Mimi Super Style waxay kaalin firfircoon ka qaadatay tababarka, iyadoo soo bandhigtay adeegyada kala duwan ee ay bulshada u qabteen iyo Fikrado cusub oo ay keeneen oo h**e looga arag Deegaannada Koonfur Galbeed.

waxaa si weyn loo dhiirrigeliyay, Mimi Super Styl iyadoo si weyn loogu amaanay hal-abuurkooda iyo sida ay uga go’an tahay horumarinta ganacsiga yaryar ee Deegnada Koonfur Galbeed.

Hambalyo Muna isxaaq.

Dress like queen 👸Macaamiisha mimi 🧡🖤
12/04/2025

Dress like queen 👸

Macaamiisha mimi 🧡🖤

Daryeelka naftu wuxu ka bilowda maqaarka .Sida ay muhiimka u tahay inaad daryeesho caafimaadka maskaxdada iyo dhaman xub...
09/04/2025

Daryeelka naftu wuxu ka bilowda maqaarka .

Sida ay muhiimka u tahay inaad daryeesho caafimaadka maskaxdada iyo dhaman xubnaha kale ee jirkaaga ayay muhiim u tahay in maqaarkaga ad daryeesho .

Gabadheey ! kaliga ha isku koobin e xaajigana qurxi oo u adeeg . 😍
05/04/2025

Gabadheey ! kaliga ha isku koobin e xaajigana qurxi oo u adeeg .

😍

Address

Baydhabo

Telephone

+252613892669

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mimi Super Style posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mimi Super Style:

Share

Category