12/08/2026
3 QALAD OO DESIGN-KAAGA KA DHIGA MID AAN professional ahayn.โ๐จ
Haddii aad Graphic Design baranayso, waxaa jira qaladaad yar oo design-kaaga ka dhigi kara mid aan professional ahayn.
Episode-kan waxaan ku saxaynaa 3-da qalad ee ugu badan:
๐จ Midabyo badan
๐ค Fonts badan
๐ Spacing xumo
Daawo ilaa dhammaadka, kadibna isku day inaad 3-dan qalad ka fogaato markaad design samaynayso.