Akhristaha maanta waa hogaamiyaha berri

Akhristaha maanta waa hogaamiyaha berri Our shop provides a variety of wreaths, gifts, etc., with various styles, quality assurance, and man

Aad baan ugaxumahy Arday soomaliyeed  oo hadafkooda ay lahaayeen khalkhal lagagaliyo waxan ubaqayaa in dhibatada ardayni...
25/04/2021

Aad baan ugaxumahy Arday soomaliyeed oo hadafkooda ay lahaayeen khalkhal lagagaliyo waxan ubaqayaa in dhibatada ardaynimo iyo dhibaatada shacabkaba loo turo dhawaaqa iyo sahanka xabadeed dhagahooda kumaqlayaan Allaha kaqaboojiyo

27/06/2019

Maanta Qofki aan ahaa waxaan ku noqday Go"aan kii aan shalay qaatay, berito waxan aan noqon rabane waxa ay ku xirantahy maanta.

Qfkii xisaabta sifiican usoo bartay  oo basic kadhisan ayaa ka jawibkaro xisbtaaani
16/02/2019

Qfkii xisaabta sifiican usoo bartay oo basic kadhisan ayaa ka jawibkaro xisbtaaani

11/11/2018

Oraaahyo qiimo badan oo ku saabsan nolosha....................
Maalin wanaaagsan saaxibayal. waxaan idinla wadaagayaa oraaahyo ku saabsan nolosha oo isugu jiro talo,tusaale,dhiirigalin iyo hormar....
1: Hal eray oo nabad ah ayaa ka qiimo badan boqolaal eray oo dagaal ah........
2: Naceyb naceyb kuma bogsiin kartid,kaliya jaceylka ayaa nacayb bogsiinkara.......
3: Daqiiqad yar ayaa maalinka dhan badelikarta, maalinka kaliya ayaa noloshaada badeli karta,shaqsi kaliya ayaa noloshaada badeli kara
4: Hadii aad ogaan lahayd Waxa aan waxbixinta kabartay ma'aadan cantuugo liqdeeen ilaaa aad qayb kabixiso.................
5: Qofkasta naxariis Kula dhaqan xitaaa nafsadaada ha ahaaaateee
6: Hadalkaada hubso inta aadan Hadin waxaa maqla kuwo usaamayn togan ama mid taban ku yeelankaro
7: Sinadiif ah unooloow ama ushaqeee sikarti leh sida dayaxa mugdiga kasoo baxa kadibna iftiin muujiya...........
8: Isbadal oo dhan ma ahan koriin sida socod oo dhan uusan horay u ahayn.......

23/10/2018

Qofna ma liito!!!
Daa"uuska waa shimbirka kaliya ee aan farxadda haysan,isaga oo aad uga cabanaya codkiisa ayaa dawaco waxay tiri: waa run adiga ma heesi kartid, laakiin eeg sida aad uquruxbadan tahy!!!!
'Maya,qurux kaligeed ah maxay micno, leedahay??! Daa"uus ayaa ku cataabay. islamarkiiba shimbir aad u cod macaan ayuu arkay "eeg shimbirkaas sida uu uheesayo, yaa kacod macaaan!" Dawaco ayaa la yaabtay sida uu san farxad uhaysan,quruxdiisana u"inkirayo "waxkasta waxay leeyihiin awoodooda gaar u ah, tusaale gorgorkan Waxa uu leeyahy "awood" oo waa shimbirka ugu "xoogan" adigana waxaad leedahy "quruxda" shimbirkaasna wuxuu leeyahy "codmacaan"..
Xigmada sheekada: ma jiro "qof" "liito
Laakiin waxaa jira "qof"aan aqoon halka uu ku fii canyahy...

Address

Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Akhristaha maanta waa hogaamiyaha berri posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Akhristaha maanta waa hogaamiyaha berri:

Shortcuts

Share