Luul baby shop

Luul baby shop Adeeg tayo sare leh ugu kaalay Luul baby shop

New arrival
25/08/2025

New arrival

Safar cusub
12/06/2025

Safar cusub

Waxaa kahelaysan tukankena 📍dhusmareb market NO:39 Whats app: 685760122
09/10/2024

Waxaa kahelaysan tukankena
📍dhusmareb market
NO:39
Whats app: 685760122

Asc macamil waxn idin kenay setkii ugu dambeyey ee umusha SOO DHAWADA
02/07/2024

Asc macamil waxn idin kenay setkii ugu dambeyey ee umusha
SOO DHAWADA

Soo dhawada macmishena waxn idin kenay  cinjirkii qudarta XambarihiiIyo difaca jilibka 📍 DHUSMAREB MARKET
14/05/2024

Soo dhawada macmishena waxn idin kenay
cinjirkii qudarta
Xambarihii
Iyo difaca jilibka
📍 DHUSMAREB MARKET

Safar cusub soo dhawada macmiil
12/05/2024

Safar cusub soo dhawada macmiil

28/04/2024

Waqtiga uu ku egyhy ilaa 5ta bisha

Waxaa maalintii shalay aheyd inoo qabsoomay furitaanka xarunta koowaad ee Luul baby shop oo aan adinkaga hirgalinay suuq...
11/02/2024

Waxaa maalintii shalay aheyd inoo qabsoomay furitaanka xarunta koowaad ee Luul baby shop oo aan adinkaga hirgalinay suuqa Dhuusmareeb qolka 39aad.

Waxaan u mahadcelineynaa madaxda iyo masuuliyiinta nagala qeyb galay xaflada xarig jarka oo ay u horeeyaan

Agaasimaha guud ee wasaarada qorsheynta Galmudug Abdulaahi Sakiin, agaasimaha kormeerka iyo qiimeynta ee wasaarada qorsheynta Ahmed Hersi Maxamuud, agaasimaha dowlaha hoose ee wasaarada arimaha gudaha, xoghayaha degmada Dhuusmareeb Abdisalaan Caabi Aadam, xaliimo Ahmed Faarax Guddoomiye kuxigeenka ururka haweenka Dhuusmareeb, gudoomiyaha xaafada waabari Safiyo Muumin Xasan, iyo waalidiinta caruurtoda sida sida hagar la,aanta ah ugu adeegay
Macmiil horay usoo gaar LUUL BABAY SHOP

Address

Dhuusamarreeb

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Luul baby shop posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share