π™΅πšŒ π™³πšžπ™΅πšŠπ™½πšπšŠ

  • Home
  • Somalia
  • Erigavo
  • π™΅πšŒ π™³πšžπ™΅πšŠπ™½πšπšŠ

π™΅πšŒ  π™³πšžπ™΅πšŠπ™½πšπšŠ dufanta

28/09/2024

Cali jamac cali oo ka hadlay darenkisa wax barsho tababaraha nadiga fc dufanta markasta hurmar kan ka baladhan ban ku rajaynayna

Congratulations gudumiyaha nadiga fc dufanta  jamac Siciid Xasan keep going pro mar kasta gulaysohhh rajohhh in badan aa...
28/09/2024

Congratulations gudumiyaha nadiga fc dufanta jamac Siciid Xasan keep going pro mar kasta gulaysohhh rajohhh in badan aan sugaynay

Hambalyo Hambalyo waxaan hanbalyo u dirayaa dhamaan playeriinta kooxda Oo ku guulaystay imtixaanka shahaadiga ah Ee  fas...
19/09/2024

Hambalyo Hambalyo waxaan hanbalyo u dirayaa dhamaan playeriinta kooxda Oo ku guulaystay imtixaanka shahaadiga ah Ee fasalka 4aad kaas Oo maanta la soo dhajiyey hambalyo dhamaantiinba πŸŽ‰πŸ‘πŸ»πŸ‘πŸ»

Asc dhamaan waxaan  salaamayna Umadda islaamka meel walba ay joogto Maanta Oo ay taariikhdu thy  25/08/2024 waxy kooxda ...
25/08/2024

Asc dhamaan waxaan salaamayna Umadda islaamka meel walba ay joogto Maanta Oo ay taariikhdu thy 25/08/2024 waxy kooxda facaweyn F.c Duufaanta U magacawday Captanka Kooxda markay Aragtay in Uu yhy hawlkar qabankara hawl walba Oo soo wajahda uuna yhy shakhsi muxtarima uuna yhy nin hawshiisa ka soo bixi karaa Mohamed Clrahmaan maxamuud kuNa magac dheer β€˜CARUUSKA’ waxaan leenahay ku soo dhawaw shaqada kaptaniMo welcome ⚽️
Captain ku soo dhawaw

Bismalih/. Laba nin oo tarikh weyn ku leh nadiga fc dufanta jamac SiCiiD Xasan /cali jamac ali Markasta iyo meelkasta aa...
15/08/2024

Bismalih/.
Laba nin oo tarikh weyn ku leh nadiga fc dufanta jamac SiCiiD Xasan /cali jamac ali
Markasta iyo meelkasta aad joogtan gulaysta πŸ˜ŠπŸ“ΈπŸ«‘

Dufanta
07/07/2024

Dufanta

Manta waxa garunka dallo stadium ku Γ§Δ±yari duna labada Kooxod ee fc dufanta iyo horyal   4:00insha alah
29/06/2024

Manta waxa garunka dallo stadium ku Γ§Δ±yari duna labada Kooxod ee fc dufanta iyo horyal 4:00insha alah

Ciid mubarig dhaman bahdah sportiska iyo bulsho waynta ta kale Eid mubarik dhamantim
17/06/2024

Ciid mubarig dhaman bahdah sportiska iyo bulsho waynta ta kale Eid mubarik dhamantim

Fc dufanta
26/10/2023

Fc dufanta

Team c.c.c page Ex dufanta  oo ku jira diyar garaw πŸ–πŸ“Έ
20/10/2023

Team c.c.c page Ex dufanta oo ku jira diyar garaw πŸ–πŸ“Έ

HanpalyOh hanpalyo Omar ismail saed  keep going  Mar kastah guulayzoh
27/09/2023

HanpalyOh hanpalyo Omar ismail saed keep going Mar kastah guulayzoh

Alxamdulilaah Alxamdulilaah Alxamdulilaah Rabbi ayey Mahad idil ahaanteedba u sugnaatay nala kulansiiyey guushi galabta ...
04/08/2023

Alxamdulilaah Alxamdulilaah Alxamdulilaah
Rabbi ayey Mahad idil ahaanteedba u sugnaatay nala kulansiiyey guushi galabta 3+points intaa kabacdi playerska teamka dhamaantood Hambalyo iyo bogaadin ayaan isugu darayaa horyaalkana waynu u dagaalami ilaa daqiiqada u danbeysa✊❀⚽️🀲

Address

Erigavo

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00

Telephone

+252906906255

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when π™΅πšŒ π™³πšžπ™΅πšŠπ™½πšπšŠ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share