Xafiiska Nootaayada Bandiiradley

Xafiiska Nootaayada Bandiiradley Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xafiiska Nootaayada Bandiiradley, Women's clothes shop, Bandiiradley, Gaalkacyo.

Xafiiska Nootaayada Bandiiradley
08/07/2026

Xafiiska Nootaayada Bandiiradley

๐–๐€๐‘๐†๐„๐‹๐ˆ๐ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS waxay si rasmi ah ula wadaagaysaa dadweyna...
08/07/2026

๐–๐€๐‘๐†๐„๐‹๐ˆ๐ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS waxay si rasmi ah ula wadaagaysaa dadweynaha iyo dhammaan daneeyaasha Liiska Guud ee Nootaayooyinka Shaqeynaya Sannadka 2026 oo lagu soo kordhiyay Nootaayooyinka dowlad-goboleedka Waqooyi Bari.

Nootaayooyinkaan aya si sharci ah uga diiwaangashan Wasaaradda, isla markaana buuxiyey dhammaan shuruudaha iyo habraacyada u degsan diiwaangelinta iyo gudashada howlaha nootaayada.

Wasaaraddu waxay ku boorrinaysaa dhammaan shacabka, hay'adaha dowladda, kuwa gaarka loo leeyahay iyo daneeyaasha kale inay la macaamilaan oo keliya Nootaayooyinka ku jira liiskan rasmiga ah, kuwaas oo loo oggolaaday bixinta adeegyada nootaayonimada inta lagu jiro sannadka 2026.

21/05/2026
21/05/2026

NOOTAAYADA BANDIIRADLEYAdeeg Hufan โ€ข Daacad โ€ข Daryeel

Waxaan bulshada Soomaaliyeed ugu adeegnaa:โœ“ Guryahaโœ“ Dhulalkaโœ“ Beerahaโœ“ Baabuurtaโœ“ Mootooyinkaโœ“ Hishiisyadaโœ“ Wakaaladahaโœ“ Sugnaanta

๐Ÿ“ž Nala Soo Xiriir:616404345 / 617854478

๐Ÿ“ Bandiiradley, Soomaaliya

Welcom
21/05/2026

Welcom

Address

Bandiiradley
Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiiska Nootaayada Bandiiradley posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share