Faraxiyo onile market

Faraxiyo onile market Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Faraxiyo onile market, Women's clothes shop, Garowe.

kusodhawada faraxiyo onile market,waxada kahelaysan dhaman production herbal ,sida creamo wajiga , haraha finanka , dilica jirka clogte ilka xanunka, supplemntery ama cunto cawiyal .sida gaska .infcationka , xalka biyo baxa dagdada ,

27/05/2023
Muddooyinkaan danbe waxaa soo badanaaye in gabdhaha cunaan daawooyin qatar ah si ay isku cayiiliyaan.___________________...
15/08/2022

Muddooyinkaan danbe waxaa soo badanaaye in gabdhaha cunaan daawooyin qatar ah si ay isku cayiiliyaan.
______________________________________________

Sax miyaa in la isku cayiilin karo ?

Maxay kugu sababi karaa oo qatar ah hadaa cunto daawooyinkaas ?.

Soomaalida dhaxdeeda waxaa aad ugu soo badatay in ay gabdhaha cunaan daawooyin aad qatar u ah sida Dexamethazone (abu bariis) ama prednisalone kuwaas oo ka sameesan corticosteriod hormomns .

Qofka haduu ka cuno xaddi aad u badan waxee ku keeneesaa cudur loo yaqaano syndrome kaas oo qofka caloosha aad uga weynaaneeso barar aawgiis, qofka cunaaayana oo u maleeyo inuu ku cayiilay.

Calaamadaha lagu arko qofka cuna kaniinigaas aaan kor ku soo xusnay waxaa ka mid ah:

1. Wajiga oo noqda mid wareeg ah sida bisha(moon face).
2.madax xanuun.
3. Dhiig kar ayee ku sababeesaa.
4. Wadnaha oo weynaada.
5. Sokor ama kaadi macaan ayee ku keentaa.
6.lafaha oo qafiif noqdo taas oo keenta qofka inuu jabo.
7. kilyaha oo fariistaan.
8. Qofka dhaxda ayoo ka weeynaadaa inta kalena waa ka yaryahay.

Dexamethazone tab qof kasta lama siin karo ilaa dhaqtar soo qoro, sido kale looma isticmaali karo in la isku cayiiliyo.

Maxaadka Ka Ogtahay Faa"iidayinka Caafimad Ee Baytaraafka(Beetroot)======================================Waxa afka somal...
01/07/2022

Maxaadka Ka Ogtahay Faa"iidayinka Caafimad Ee Baytaraafka(Beetroot)
======================================
Waxa afka somaliga lagu dhahaa baytaraaf , waxa afka english-ka lagu dhahaa (Beetroot) waxaa afka carabiga lagu dhahaa (جذور الشمندر)

📍 Baytraafka waxaa lagu tiriyaa mid ka mid ah khudaarta ugu caafimaadka badan. Baytraafku Waxay caan ku yihiin dhadhan caraf Iyo udgoon, waxay ka tirsan yihiin qoyska Chenopodiaceous.
Raadkii ugu horreeyay ee beerashada baytraafka ayaa laga helay gobolada Mediterranean-ka.

📍 Baytraafku waxa ay hodan ku tahay fiitamiino,macaadin iyo nafaqo waxana shaki la,aan ay tahay ‘cunto (super-food) ah.Waxa loo istcimaalaa geed dawo ahaan iyo midab cunto ahaan. Laga soo bilaabo qarniyadii dhexe, baytraafka looma isticmaalin oo kaliya cunto ahaan laakiin sidoo kale daawaynta xaalado badan ayaa loo isticmaalay.

🔴 Intaa waxaa dheer, tiro ka mid ah macdanaha muhiimka ah sida magnesium, iron, copper iyo fosfooraska ayaa ku jira beetroot kuwaas oo gacan ka geysta nidaaminta hababka kala duwan ee jirka.

Halkan waxaa ah dulmar guud oo ku saabsan nafaqooyinka laga helayo 3.5-wiqiyadood (100-gram) oo ah baytraaf la karkariyey
------------------------------------------------------------------------
✔ Calories: 44 ✔ Protein: 1.7 grams
✔ Fat: 0.2 grams ✔ Carbs: 10 grams
✔ Fiber: 2 grams ✔ Folate: 20% of the Daily Value (DV)
✔ Manganese: ✔ 14% of the Dv
✔ Copper: 8% ✔ Potassium: 7%
✔ Magnesium:6% ✔ Vitamin C: 4%
✔ Vitamin B6:4% ✔ Iron: 4%

FAA'IIDOOYINKA CAAFIMAAD EE BAYTARAAFKA
_____________________________________________
1) . Runtii wuxu si fiican uga shaqeyaa horumarinta aragga caafimaadka leh ee qofka.
2). Wuxu kaa caawinayaa hoos u dhigida heerka cadaadiska dhiigga.
3). Wuxu kaa caawinayaa xakamaynta xanuunka macaanka.
4). Wuxu kaloo taageera caafimaadka beerka.
5). Wuxu u ushaqeyaa si aad u wanaagsan si kor loogu qaado heerka difaaca qofka.
6). wuxuu kaa caawinayaa inaadan muuqaal ahaan iyo jidh ahaanba uusan ku imaan isbadal dhanka da'da ah.
7). Baytraafku Wuxuu daaweeyaa boogaha iyo nabarrada
8 ). Baytraafka , waxaa loo isticmaalaa ka hortagga dhibaatooyinka kelyaha iyo dhiig-yarida.
9). Casiirka baytaraafka waxa kale oo uu ka caawiyaa dawaynta Hamada ragga
10). Wuxu kaa caawinaya kor u qaadida heerka hemoglobinta iyo ka hortagida dhiig yarida.

24/03/2022

Macamil kuso dhawada farhio onile market waxan idnkenaya iPhone
Ada kuhelaysaam badecada macaqula
ka iibso badeecada linkganHoose Raac keenistu waa Bilaash ( free delivery )

Asc macamil kusodhawada farhio onile  market   waxan idin kenaya  Iphon 13pro max  256GB  midaba walba waka   helaysana ...
19/03/2022

Asc macamil kusodhawada farhio onile market waxan idin kenaya Iphon 13pro max
256GB midaba walba waka helaysana . Leehan damanada buxada waliba qimo macaqula ahaa.
Raaca linkigan hoos ka kamuqada hada dalbo hada hel

keenist ( free delivery )https://sharstore.so/api/share?markettter=403&product=167

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faraxiyo onile market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Faraxiyo onile market:

Share