Abdi nur ibnu yasin axmed

Abdi nur ibnu yasin  axmed Asc wan idin salaamay bulsho waynta kunool caalamka

11/09/2022

Asalaamu calaykum
Salaada waxa loo sameeye
Imaam tujiya dadka unasheega in
Ee safka toosiyaan daloolada la xiro waxaan kabaranaynaa imaamka waa nidaamka hogaaminta bulshada loo hogaansho waddo sax ah toosinta safka toosiyaan daloolada la xiro waxaan kabaranaynaa nidaamka fahanka nolosha bulshada oo laga dhigo midfiyoo meelaha cadowgu kaasoogalin oo laxiro iyo isku tiirsanaata bulsho dhamaystiran in lahelo waa nidaamka hogaaminta bulshada saxda ah

Asalaamu calaykumJumce wanaagsan ayadaan ayaa ilaahay nagu amaray in aan kusalino nabiga muxamed calayhi salaatu wasalaa...
08/09/2022

Asalaamu calaykum
Jumce wanaagsan ayadaan ayaa ilaahay nagu amaray in aan kusalino nabiga muxamed calayhi salaatu wasalaam
Ilaahay iyo malaaigtiisu waxa kusalinayaan nabiga muxamed calayhi salaatu kuwii ilaahay rumeeyena haakusaliyeen marka habeenka jumcada iyo maalinka saliga haan badino dhamaanteen qofkii halmar kusliya nabigeena csw csw ilaahey baa toban jeer unaxariisan sida rasuulkana calayhi salaatu wasalaam muxamed noosheegay xadiiskii abuuhura warinaye saliga ibraahiiniyada ugu fadli badan kusalinta rasuulkana calayhi salaatu wasalaam muxamed calayhi salaatu wasalaam

Cilmiga  diintaada  oo aad kajoogto  dugsi hoose ama dugsi dhexe maadigana aad kajoogto jaamacad degree masar bhd Katurj...
03/09/2022

Cilmiga diintaada oo aad kajoogto dugsi hoose ama dugsi dhexe maadigana aad kajoogto jaamacad degree masar bhd
Katurjumi meyso aqoon yahan in aad tahay waxa ee ka tutjumin dadaalkaga aduunyo iyo kaameesiga qof wax qora marka bulsho ubaahato saas weeye micnqhqydu marka dhammaan waa in labarto qofka habka cibaadadu uga ansixin shareecada islaamka si uu unoqdo qof camalkiisu hagaago aakhro waxaan waa kaameysi yaan meel fog yaan lamoodin
Waan idin salaamay soomaali weyn asalaamu calaykum

02/09/2022

Asalaamu calaykum
Jumce wanaagsan
Waa maalin fadli badan kusalinta rasuulkana calayhi salaatu wasalaam muxamed baa lana amray maalinta jumcada iyo habeenka saliga rasuulkana calayhi salaatu wasalaam muxamed in aan badino markasta saligu waa cibaado iyo maxabadii rasuulkana calayhi salaatu wasalaam muxamed

Asalaamu calaykumDhamaan aayadahaan quraanka ah waxa  ay na amrayaan  sabirka qofku sabro kuwa sabra ajrigooda ilaahay b...
01/09/2022

Asalaamu calaykum
Dhamaan aayadahaan quraanka ah waxa ay na amrayaan sabirka qofku sabro kuwa sabra ajrigooda ilaahay baa u oofin
Jano lagu abaal marin sabirku
Waa dhowr qaybood qofku macsida in uu kasabro waa kamid
In uu daacada iyo cibaada kusabro waa kamid dhibta bini aadamka uga imaan in uukasabro in uu waxa qadaraha dhaca kusabro waa la amaanay sabarka sikastaba hanoqdee

31/08/2022

Asalaamu calaykum
sxaabta caways wacan
Good night all friends

25/02/2022

Asalaamu calaykum
Jumce wanagsan
Waa in aabadino saliga
Rasuul keen muxamed calayhi salaatu wasalaam

03/12/2021

Asalaamu calaykum
Galab wanaagsan
Saylayahy
Asxaabta sare

Asalaamu calaykum Subax  wanaag San  Sayh layahey  Xadiiskaan Muraajaceeh Muraajaceeh  Macnihiisu yahy Subxaanalaah Laah...
30/11/2021

Asalaamu calaykum
Subax wanaag San
Sayh layahey
Xadiiskaan

Muraajaceeh
Muraajaceeh
Macnihiisu yahy
Subxaanalaah
Laahilaaha ila laahu
Walaaho akbar
Ayaa laga jecel yahy
Waxa qoraxdu usoobaxdo

Asc  maalin  wanaagsan
18/11/2021

Asc maalin wanaagsan

Address

Garowe

Telephone

+252906307706

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi nur ibnu yasin axmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share