11/06/2024
Gabar yamaniyad ah baa 20 sano oo ay xaas ahayd uusan Allah ilmo ku irsaaqin kadib waxay suuqa u qaaday xariga dhexda lagu xirto oo dahab ahaa oo saaxiibteed ay hadiyad ugu keentay maalinkii arooskeeda laakiin waxaa layaab noqotay markii dahblihii uu iska hubinayay in laga helo in sixir ku dhex jiray xarigaas ay 20 sano isticmaalaysay