Galaxy Design Zone

Galaxy Design Zone Your one-stop shop for premium tailoring.

Whether it’s a crisp Kandura for daily wear or a Sharp Suit for your next big event, we ensure you look your best.

​✅ Custom Suits & Formal Wear
✅ Traditional Kanduras & Thobes
✅ Expert Alterations & Repairs

25/05/2026

VIP Order! Ma tahay macaamiisha u baahan degdegsiimo iyo Tayo wada socda. Hadda Dalbo, Hadda Hel. Less then 5 Hrs

Soo booqo xarumaha Galaxy Design Zone oo ku taalla Kasoo Horjeedka Baanka dhexe ee Hargeisa, Masjidka Sh Dirir dhinaciisa Bari, Ama nagala soo xidhiidh Tell & WhatsApp: +252 63 8777777.

💚🤍❤

23/05/2026

Fursad Cajiib ah!

Waxa markale laguu furey Dalabkii Ciidda iyadoo laguugu soo Kordhiyay Fursad cajiiba oo degdegsiimo ah. 24 hours Keliya ayaad Order-kaga kuhelaysaa adiga oo bixinaya Khidmadda Dedgedsiimaha.

Soo booqo xarumaha Galaxy Design Zone oo ku taalla Kasoo Horjeedka Baanka dhexe ee Hargeisa, Masjidka Sh Dirir dhinaciisa Bari, Ama nagala soo xidhiidh Tell & WhatsApp: +252 63 8777777.

💚🤍❤

21/05/2026

Mudadiii Dalabku socdey waa la idiin kordhiyay Macaamiishayadii👏 waqti kooban baa lagu daray.
H**e usoo gaadha.

Color walba waa kuu Diyaar saaxiibayaal.

Soo booqo xarumaha Galaxy Design Zone oo ku taalla Kasoo Horjeedka Baanka dhexe ee Hargeisa, Masjidka Sh Dirir dhinaciisa Bari, Ama nagala soo xidhiidh Tell & WhatsApp: +252 63 8777777.

💚🤍❤

18/05/2026

Happy 18 to all Somalilanders 👏❤️.

galaxy_style20k Galaxy Design Zone

Galaxy Family.

💚🤍❤

🌙✨ جمعة مباركة ✨🌙اللهم صلِّ وسلم على نبينا محمد ﷺوجعل الله جمعتكم نورًا وبركةً  #جمعتكم  #نورًا
14/05/2026

🌙✨ جمعة مباركة ✨🌙

اللهم صلِّ وسلم على نبينا محمد ﷺ
وجعل الله جمعتكم نورًا وبركةً

#جمعتكم #نورًا

14/05/2026

Part 1

Waxa aan kula wadaagayaa 4 Cadar/perfume oo waqtigan ku habboon isticmaalka.

1: 𝐕𝐞𝐫𝐬𝐚𝐜𝐞 𝐏𝐞𝐫𝐟𝐮𝐦𝐞

Cadarka Versace waa astaan caan ku ah caraf iyo udgoon raaxo leh, tayo sare leh oo ka sameysan Lemon iyo Flower Fresh ah oo soo jiidasho leh. Haben iyo maalinba waa la isticmaali karaa waxa uuna ku habboon yahay rag iyo dumarba.

Dooro Caraftaada & Cadarkaaga👏
Galaxy Design & Perfumes Waxa ay idiin haysaa adeegyo Tayadoodu aanay Isbadelin👏

Galaxy Design Zone Ama nagala soo xidhiidh Tell & WhatsApp: +252 63 8777777.

11/05/2026

Odhaahda Macmiilka!.

Safar Cusub kusoo dhawaada, Waxa Xarunteena ka socda Dalabkii Ciidal Carrafa.

Raac Account-ka/Boggeena Raac si aad uga mid noqoto Saaxiibadeena Facebook & Instagram 👏

Soo booqo xarumaha Galaxy Design Zone oo ku taalla Kasoo Horjeedka Baanka dhexe ee Hargeisa, Masjidka Sh Dirir dhinaciisa Bari, Ama nagala soo xidhiidh Tell & WhatsApp: +252 63 8777777.

💚🤍❤

06/05/2026

Ku Guuleyso Lacag dhan 20$ oo Saadaali Kulanka wayn ee Bayer Munich vs PSG.

Si aad u guuleysato Shuruudaha Buuxi
1- Share Dheh.
2- Follow
3- Laba qof mention dheh.

Nasiib wacan!.

03/05/2026

Safar Cusub kusoo Dhawaada👏.

Macmiil, waxa ino yimi Safarki Ciidka Carrafa, H**e u dooro dookhaaga. Degdegna u hel.

Soo booqo xarumaha Galaxy Design Zone oo ku taalla Kasoo Horjeedka Baanka dhexe ee Hargeisa, Masjidka Sh Dirir dhinaciisa Bari, Ama nagala soo xidhiidh Tell & WhatsApp: +252 63 8777777.

💚🤍❤

02/05/2026

Macmiil, Tolo Dookhaaga!.

Marooyinka Khamiiskan Waxa ay leeyahay Colors badan, waana kuwo ku fiican Jawiga Kuleylaha.

Soo booqo xarumaha Galaxy Design Zone Ama nagala soo xidhiidh Tell & WhatsApp: +252 63 8777777.

💚🤍❤

Address

H367+HH4 Galaxy Design Zone
Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:45 - 20:45
Tuesday 07:45 - 20:45
Wednesday 07:45 - 20:45
Thursday 07:45 - 20:45
Friday 07:45 - 20:45
Saturday 07:45 - 20:45
Sunday 07:45 - 20:45

Telephone

+252638777777

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galaxy Design Zone posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share