Daruuri Style

Daruuri Style Kusoo dhawow meherada Daruuri, waxaad ka heli doontaa dhar iyo agab tayo leh.

  Wishing you lots of happiness, Prosperity, And Love. Eid Mubarak! Happy Eidul Adha.
20/07/2021

Wishing you lots of happiness, Prosperity, And Love. Eid Mubarak! Happy Eidul Adha.

21/04/2021

Way soo socotaa cabaayadaas inshallah waana tiro kooban

09/07/2020

Macaamiishayada qiimaha badan, waxa idiin diyaar ah Balcadii Iskuulada, Maxadada iyo Malcaamadaha.

Soo dhawaada, qiimuhu waa mid tudhaale ku jiro oo aan macaash kaliya ahayn. Sadexda Arday ee walaalaha ah ee wada socda qiimo dhimis gaara ayaanu ugu talo galnay.

Goobtu waa kasoo horjeedka bari ee Star Maxamed Mooge, waxay ku xigtaa xafiiska Dahabshiil ee Maxamed Mooge.

Waa Daruuriye
Degdegoo gaadh 😄

Galab wanaagsan/ Ramadaan Wanaagsan. Waxaan ku jirnaa diyaarinta Dharka xarragada hablaha noocyadooda kala duwan. Waxaan...
29/04/2020

Galab wanaagsan/ Ramadaan Wanaagsan.
Waxaan ku jirnaa diyaarinta Dharka xarragada hablaha noocyadooda kala duwan.

Waxaan soo saari doonaa dhawaan Styles kii hablaha oo kuwan idiin muuqda qaar lamid ahi ay qayb ka noqon doonaan, si heer sare ahna loogu farsameeyay dalka gudihiisa.

Waad mahadsantiin

27/04/2020

Ramadaan Mubarak.

Alle Swc haynaga aqbalo acmaasha bisha barakaysan ee ramadan, sanadkaa sanadkiisana haynagu gaadhsiiyo Badhaadhe, barwaaqo iyo Caafimaad.

Macaamiil(customers) haw raadinin Alaabtaada, laakiin Alaab fiican u raadi macmiishaada
19/02/2020

Macaamiil(customers) haw raadinin Alaabtaada, laakiin Alaab fiican u raadi macmiishaada

Get connected with Daruuri Fashion style
29/01/2020

Get connected with Daruuri Fashion style

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daruuri Style posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share