11/06/2024
Eid Mubarak 🎈🎉🛍️
Dhamaan macaamiishayada sharafta badan waxaanu ugu bushaaraynaynaa inaanu idiin samaynay qiimo dhimistii ugu balaadhanayd taasi oo ah 50% dhamaan alaabta ciyaalka sida dharka, kabaha iyo wixii lamid ah munaasibada ciida awgeed