Tayosame Online Market

Tayosame Online Market Tayosame Online ugu imaw alaab fashion, bilic & tayaba leh, kuwaasoo qiimahooda kuraali galiya.

23/03/2024

Meherad online oo iib ah. Goobtuna waa Hargeisa , masjidka Cali mataan agtiisa. WhatsApp number 0638027020 ama call 0634325380

Meherad online oo iib ah. Goobtu waa Hargeisa, waxayna udhawdahay masjidka Cali mataan. WhatsApp 0638027020
17/03/2024

Meherad online oo iib ah. Goobtu waa Hargeisa, waxayna udhawdahay masjidka Cali mataan. WhatsApp 0638027020

Soo dhawaada. Waa safar cusub oo isugu jira marya dumar, Fanaanadihii dhaxanta ee raga, jaakadihii raga iyo shooladihii ...
19/10/2023

Soo dhawaada. Waa safar cusub oo isugu jira marya dumar, Fanaanadihii dhaxanta ee raga, jaakadihii raga iyo shooladihii gaaska 4 dhari iyo 2 dhariba. Qiimuhu waa qiimo kuraali galinaya. Goobtuna waa Hargeisa. Suuqa waaheen qeebta laamiga wayn eegaysa ee lasiman masjidka Cali mataan. Gaar ahaan Fooqa Amal bank xagiisa sare dabaqa 3aad.

13/05/2023

Waa safar cusub oo jumlad iyo tafaariiqba leh. Soo gaadh intaan lagaa laasan. Riix Whatsapp link ga hoose.

https://wa.link/xtlklm

Tumeric skin care set For all types of skin. waa daashi dabiici ah oobay isgicmaali karayaan Skinada kala duwan oo kasam...
18/04/2023

Tumeric skin care set For all types of skin. waa daashi dabiici ah oobay isgicmaali karayaan Skinada kala duwan oo kasamaysan huruud, kaasoo wax badan kabadali doona dhaldhalaalka wajigaaga kana ilaalinaya madawga iyo duuduubka haraga ee lamoodo sida qof gaboobay.

14/04/2023

Kusoo dhawaw Tayosame online market. Waxaanu kuu keenay maryihii ciida oo tayo iyo bilicba leh. Kuwaasoo waliba laguugi sameeyay qiima dhimis balaadhan (discount). Hadaba soo gaadh intaanay kaa dhamaan qiimaha discount ga iyo maryahaba. Wixii faah faahin dheeri ah nagalasoo xidhiidh Whatsappka 0638027020

Waa maryihii ciida oo isugu jira hablihii, inamadii iyo dumarkaba. waa maryo tayo iyo bilicba leh. waa safar cusub,  wax...
13/04/2023

Waa maryihii ciida oo isugu jira hablihii, inamadii iyo dumarkaba. waa maryo tayo iyo bilicba leh. waa safar cusub, waxaana laguu sameeyay qiimo dhimis balaadhan. (Discount Price). Hadaba hamogaan, soo gaadh intaan lagaa laasan.

Address

Road Number 1, Waaheen Market, Third Floor Of Amal Bank Towe
Hargeisa

Telephone

+252638027020

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tayosame Online Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tayosame Online Market:

Share

Category