Qaran Collection

Qaran Collection wixii faahfaahina kala xidhiidh: +252 633236273

Qaran Collection waxaad ka helaysaa dhar aad u tayo fiican iyo noocyada kabaha ugu danbeeya, inta badan dharka waxa laga keenaa Turkey iyo wadamada koonfur-bari Asia.

14/01/2022
Style FashionOrginal Mid ka mid kabihii ugu dalabka badna sanadkii lasoo dhaafay.
06/01/2022

Style
Fashion
Orginal
Mid ka mid kabihii ugu dalabka badna sanadkii lasoo dhaafay.

Jumca Mubarak dhamaan umada soomaaliyeed    ☎️0633236273
17/12/2021

Jumca Mubarak dhamaan umada soomaaliyeed


☎️0633236273

Weli ma tijaabisay kabahan.?Waxay aad ugu wacanyihiin cagaha waxaanad u xidhan karta siyaabo badan, guriga ayaad ku joog...
16/12/2021

Weli ma tijaabisay kabahan.?
Waxay aad ugu wacanyihiin cagaha waxaanad u xidhan karta siyaabo badan, guriga ayaad ku joogi kartaa suuqa ayaad u xidhankarta waxad sidoo kale u qaadankarta xaflad, aroos iyo wixii la mida.

☎️0633236273

WAA DIYAAR HABLO.Quruxda iyo naqshada kabahan iyo shandadan waxay kugu khasbaysa inaad noqoto qofka koobaad ee qaata. Wu...
10/12/2021

WAA DIYAAR HABLO.
Quruxda iyo naqshada kabahan iyo shandadan waxay kugu khasbaysa inaad noqoto qofka koobaad ee qaata. Wuxu ahaa Safar si weyn loo sugayay waa diyaar hada. Naga soo wac
☎️0633236273
Whatsapp: https://wa.link/glfpju

New designs coming soon.
07/12/2021

New designs coming soon.

Waa Naqshado aan h**e loo arkin waxa la farsameeyey dhamaadka 2021 waxay suuqa soo galeen dabayaqada November.Noqo qofka...
29/11/2021

Waa Naqshado aan h**e loo arkin waxa la farsameeyey dhamaadka 2021 waxay suuqa soo galeen dabayaqada November.

Noqo qofka koobaad
Linkigan ku dhufo waxad noogu soo diri kartaa sawirada dookhaaga.
https://wa.link/glfpju
☎️0633236273

Kabahan waxa laga soo xulay suuqyada Turkey-ga waana Naqshadihii u danbeeyey ee sanadkan sii dhamaanaya lagu farsameeyey...
25/11/2021

Kabahan waxa laga soo xulay suuqyada Turkey-ga waana Naqshadihii u danbeeyey ee sanadkan sii dhamaanaya lagu farsameeyey Turkey.

 📞0633236273
25/11/2021


📞0633236273

Address

Road Number One
Hargeisa

Telephone

+252634444781

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qaran Collection posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share